Home » 3:26 am Entries posted on “February, 2012”

Talyaaniga oo ka dalbatay Raiisul warsaare Gaas in uu gacan ka geysto siideynta markab Soomaaliya looga heysto

Rome Feb 02,2012(qurbejoog.com)-Raiisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Mario Monte ayaa ka dalbaday Raiisul wasaaraha DFKMG ah ee Soomaaliya Md Cabdiweli Gaas in uu ka hawlgalo sidii loo sii deyn lahaa markab ay Burcad  badeed Soomaali ahi afduubatay dhamaadkii sanadkii hore oo ay la socdeen 18 shaqaale ah Mr Monti ayaa ka dalbaday Md Gaas”In uu qabto […]

Posted in Uncategorized | Read More »

NATO oo saadaalisay in Taliban Afgaanistaan dib u qabsan doonaan

Kabul Feb 02,2012(qurbejoog.com)-Huwanta NATO ee ka hawlgala dalka Afgaanistaan ayaa xog ay shaacisay ku sheegtay in meliishaadka ay dagaalka kula jiraan ee Talibaanku dib u hanan doonaan talada dalka Afgaanistaan kolka ciidamada shisheeye halkaa ka baxaan sanada 2014ka. NATO ayaa sheegtay in ciidamada sirta ee Pakistaan ay ka goan tahay in ay talada dib ugu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nin Soomaaliya oo Mareykanka lagu maxkamadeynayo oo qirtay in uu Shabaabka gacan siiyay

Minneapolis Feb 02,2012(qurbejoog.com)-Xeer ilaalinta Mareykanka ayaa nin Soomaali ah oo lagu soo eedeeyay denbi la xidhiidha argegixso ku qanciyay in uu qirto denbiga si markaa looga dhimo mudada uu xabsiga ku jiri doono. Axmed Xuseen Maxamuud ayaa goaankan uu gaadhay aan weli la shaacin waxa uu salka ku hayo ama sida uu u saameyn doono […]

Posted in Uncategorized | Read More »

K’naan to Mitt Romney: Don’t use my music

No, they didn’t ask. “I have not been asked for permission by Mitt Romney’s campaign for the use of my song,” said Somali-Canadian musician K’naan on Wednesday, after the politician celebrated his victory in the U.S. Republican Florida primary to the sound of the global hit Wavin’ Flag. “If I had been asked, I would […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Italy asks Somali PM’s help in freeing ship

Rome – Italian Prime Minister Mario Monti on Wednesday asked his Somali counterpart Abdiweli Mohamed Ali for help in freeing an Italian ship hijacked by pirates in December with 18 crew members on board. Monti asked Ali at a meeting in Rome “to do everything in his power” to liberate the Enrico Ievoli cargo ship, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali terror plot suspect cuts deal with feds

Federal prosecutors have cut a deal with the most recent Somali immigrant charged in the government’s “Operation Rhino” investigation into local support for the terrorist group al-Shabaab. At a court hearing this morning that lasted barely four minutes, an assistant U.S. attorney and the defense lawyer for Ahmed Hussein Mahamud told a federal magistrate that […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga

Rome Feb 01,2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo maalmahan booqasho rasmi ah ku jooga Rome ka dib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa maanta kulan dheer la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Mario Monti. Labada Ra’iisul Wasaare oo labadaba ah Professoro dhanka Dhaqaalaha ah ayaa yeeshay kulan dheer oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Guddoomiyaha IFAD lana hadlay Ardeyda Jaamicadda Rome

Rome Feb 01,2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa kulan dheer la qaatay Guddoomiyaha Hay’ada Dhaqaalaha ee Arrimaha Beeraha ee Qaramada Midoobay (IFAD) Kanayo F. Nawanze oo ay ka wada hadleen sidii loo soo nooleyn lahaa xiriirka Soomaaliya iyo IFAD, mashaariicda horumarineed ee lagu wado in laga fuliyo Soomaaliya iyo arrimo kale.Kulankan ayaa waxaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SCDO POSITION PAPER- LONDON SOMALIA CONFERENCE

We the members of Somaliland Community Development Organization of Metro Toronto do appreciate and commend our President’s wise decision to give his people the opportunity to have a say on formulating a sound response to the invitation of the government of Great Britain to our government to participate the upcoming London conference on Somalia. The […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Weriye Maxamed Yaasiin Faratoon oo Ciidamadda Nabad Sugida Somalia Xabsiga u Taxaabeen.

Muqdisho 1.Feb 2012 (SDN/QJ):-Weriye Maxamed Yaasiin Faratoon oo ka hawl gala Idaacada Shabeele ee Magaaladda Muqdisho ayaa Shalay Ciidamadda Dawladu Xabsiga u Taxaabeen Xili uu ku sii Socday Xarunta Idaacada ee Magaaladda Muqdisho. Ciidamadda Nabad Sugida ayaa ku eedeeyay inuu Weriye Faratoon ka faafiyey Warar Lidi ku ah dawlada. Geesta kale Kooxdda Alshabaab ayaa Hore […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »