Home » 10:04 pm
Entries posted on “February, 2012”
MOGADISHU, Somalia (AP) — Witnesses say a surveillance drone has crashed into a refugee camp in the Somali capital. Drones have been used by the U.S. to attack or observe al-Qaida-linked militants in the Horn of Africa nation. Refugees and soldiers in Mogadishu’s Badbado camp say they watched the drone crash Friday into a hut […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Feb 03,2012(qurbejoog.com)-Duyuurad aaney cidi wadin oo ah nooca dhulka laga hago oo aan la garan cida leh ayaa maanta ku soo dhacday mid ka mida xeryaha qaxootiga ee ku yaal caasimada dalka Soomaaliya. Duyuuradaha noocana ayaa hore waxa u isticmaalay dalka Mareykanka mar uu weeraro ku qaaday dhawr jeer kooxaha uu bartilmaansado ee xagjirka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Feb 03,2012(qurbejoog.com)-QM ayaa maanta shaacisay in dalalka macluushii ka jirtay la xakameeyay balse gobolka weli ay ka jirto xaalad degdega oo u baahan in isha lagu hayo. QM heyadeeda FAO oo sanadkii hore sheegtay in geeska Africa ay ka jirto xaalad Macaluula oo ay ku saleysay tirada dadka gaajada u dhimanayay ayaa iminka sheegtay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qahira Feb 03,2012(qurbejoog.com)-Dalka Masar ayaa isku soo baxayaashii xilka ka tuuray madaxweyne Mubaarik dib ugu soo noqdeen beerta Taxriir si culeys ay ugu saaraan ciidamada talada xejistay ee dalkaasi. Isku soo baxayaasha ayaa cadho weyn ka muujiyay sida ciidamada amnigu u daawadeen xasuuq dhawaan ka dhacay magaalada Port Saciid oo lagu laayay ilaa 80 qof […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI, Kenya (AP) — The United Nations said Friday that Somalia’s famine is over, but the world body’s Food and Agricultural Organization warned that continued assistance is needed to stop the region from slipping back. The world body moved the crisis from the top step of a five-point scale — based on the death rate […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 03,2012(qurbejoog.com)-Waxa xarunta Madaxtooyada ee Somaliland shalay la isgu gabal dhacsaday kulan saacado qaatay oo sadexda xisbi Qaran ee Kulmiye UDUB iyo UCID ka yeesheen shirka Somaliland lagu casuumay ee bishan dhamaadkeda ka dhacaya London. Sadexda xisbi Qaran ayaa kulan hore u dhacay ku dalbaday in loo kala cadeeyo doorka Somaliland ee shirka Soomaalida […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa Feb 03,2012(qurbejoog.com)-Sheekh Saciid Cali Axmed ayaa dhawaan talooyin wax ku oola u jeediyay Soomaalida Qurbaha ku nool ee la kala safan dhinacyada Siyaasada ee degaanada Soomaalida. Sheekhu waxa uu xusuusinayaa Shacabka Qurbaha ku nool waxa Diintu ay ka qabto colaadaha Noocana iyo saameynta ay bulshada qurbejooga ku leeyihiin colaadaha. HALAKAN GUJI SI AAD UGA […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Paris Feb 03,2012(qurbejoog.com)-Mucaaridka Jabuuti ee Qurbejoog ah ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in ay aasaaseen dalad cusub oo dardar gelin doonta dedaalka loogu jiro sidii Jamhuuriyada Jabuuti loogu soo dabaali lahaa isbedel dhab ah oo u horseeda ummada nidaam dimuqraadiyadeed. Dalan cusub ayaa waxa ku bahoobay ururo syaasadeed oo hore loo yiqiinay iyo ashqaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Feb 02,2012(qurbejoog.com)-Shirkii caadiga ahaa oo ay Golaha Wasiirada isugu yimaadeen ayaa waxaa shir gudoomiyay Ku simaha Ra’iisal Wasaaraha Mudane Xuseen Carab Ciise oo looga hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin dagaalka ka dhanka ah kooxaha xagjirka ah, arrimaha gobollada, siyaasadda guud ee isboortiska dalka, sharciyeynta shirkadaha gaarka ah ee amniga iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Toronto Feb 02,2012(qurbejoog.com)-Fanaanka Soomaaliyeed ee reer Canada K’naan Warsame ayaa war uu maanta ku baahiyay barta Internetka ee Twitter in musharaxa u tartamaya in uu hanto musharaxnimada xisbiga Jamhuuriga ah ee dalka Mareykanka Mitt Romney in aanu isticmaali karin heestiisa Wavin Flag. Mitt Romney oo xalay kolkuu hantay taagereyaasha xisbiga Jamhuuriga ee gobolka Florida waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »