Home » 3:45 am Entries posted on “February, 2012”

Dalalka IGAD iyo Mahiga oo dareensan in arrimaha Soomaaliya laga hoos qaaday

Ottawa Feb 05,2012(qurbejoog.com)-Intii ka danbeysay ku dhawaaqidii reysul wasaaraha Britain in dalkiisu shir u qabanayo Soomaalida ayaa waxa aamusnaan saaid ahi ay soo wejahday madaxda dalalka urur goboleedka IGAD iyo xafiiska QM Soomaaliya u qaabilsan. Siaan hore looga badhan oo gegdeg badani ka muuqdo ayaa xafiiskii UNPOS loogu rarary magaalada Muqdisho si markaa looga hortago […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Carabta iyo reer Galbeedka oo isku si uga cadhooday diidmada China iyo Russia in talaabo laga qaado xukuumada Syria

New York Feb 05,2012(qurbejoog.com)-Dawladaha Dalalka China iyo Russia ayaa diidmada qayaxan ku horjoogsaday qaraar ay jaamacada Carabta iyo reer Galbeedku wada jir u qoreen oo ka dalbanayay madaxweynaha Syria in uu xilka wareejiyo. Dalalka reer Galbeedka iyo kuwa Carabta ayaa diidmada qaraarka cadho uga jawaabay kuna tilmaamay wax laga xumaado. Halka dalalka Russia iyo China […]

Posted in Uncategorized | Read More »

ENG FAYSAL ALI IYO AHMED YUSUF YASIN O KALIYA MA MATAL SOMALILAND O DHAN

illahay ayaa mahad leh  sida qolyaha u dhuun daloola ama indho idheeya siyaasada somaliland gudo iyo dibadba ay markhaatiga ka ahaayeen waxaa aynu la so soconay in laga war sugayay xukuumada iyo inta ay danta dalka iyo dadka wax ka waydiiso o ay ku soo koobtay masuuliyada wayn laba xisbi qaran wa udub iyo ucid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hogaamiyaha Iran oo jawaab ka bixiyay suurtogalnimada weerar dalkaas lagu qaado

Tehran Feb 04,2012(qurbejoog.com)-Hogaamiyaha sare ee dalka Iran Ayatullah Cali Khamenei ayaa khudbad uu  jeediyay waxa uu uga jawaabay hadalo ka soo yeedhayay bilihii u danbeeyay dalalka reer Galbeedka khaasatan Mareykanka iyo Isreal. Khudbadan oo aheyd mid warbaahinta muuqaalka ee dalka Iran laga sii daayay ayaa inteeda badan aheyd mid afka Carabiga uu ku jeediyay. Hogaamiyaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Jilaaga caanka ah ee reer Masar cadil Imaam oo xarig lagu xukumay

Qahira Feb 04,2012(qurbejoog.com)-Jilaaga caanka ah  ee Caadil Imaam ayaa maxkamad ku taal dalka Masar ay ku riday xadhig sadex bilooda ka dib kolkii nin qareen ahi uu ku dacwooday in aflaamtiisu ay aflagaado u geystaan diinta Islamka. Cadil Imaam oo aan ka soo xaadirin maxkamada ayaa lagu wadaa in uu racfaan ka qaato goaanka maxkamada. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

London Conference: Somalia’s expectation for self governance disregarded

So far, the consultations for the preparation of the London Conference on Somalia have been described as mere presentations of seven pre-determined themes while the views and suggestions of the Somali participants have been characterized as ambitious, opposing, and non-operational. Sure, the Somali views are diverse, not filtered and opposing but they share the deep […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The pirate nobody wants

Abdulahi Ahmed Guelleh, 36, was freed on 30 November 2011. Just before midnight the warders at La Santé prison in Paris, where he had been locked up for several months, threw him out. He was frightened, and did not want to leave. He knows very little about France, even though he has spent more than three […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya military estimates 100 Somali militants killed in battle; attack in Kenya kills 2

NAIROBI, Kenya — The spokesman for Kenya’s military says an estimated 100 Somali militants were killed after helicopter gunships targeted a gathering of more than 200 al-Shabab fighters in Somalia. Maj. Emmanuel Chirchir said Friday that the gunships targeted a meeting where close to 20 al-Shabab vehicles were gathered near Badhade. The claim could not […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Deaths among Somali children still exceed famine rate

NAIROBI (AlertNet) – The death rate among displaced children in the Somali capital Mogadishu remains above the famine threshold, despite the United Nations’ announcement on Friday that famine has ended in the war-torn Horn of Africa nation. An exceptional harvest after good rains and food deliveries by aid agencies have improved conditions in the three […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sri Lankan government taking measures to save six fishermen abducted by Somali pirates

Feb 03, Colombo: Sri Lanka Minister of Fisheries Rajitha Senaratne says his Ministry is working with an unnamed Somali person to save the six Sri Lankan fishermen who have been held for ransom by the Somali sea pirates. The group of six fishermen have left Negombo harbor six months ago and they were abducted by […]

Posted in Uncategorized | Read More »