Home » 4:25 pm
Entries posted on “February, 2012”
Never trust the British with your fate. Never! From Palestine and Israel to Kashmir and Pakistan to Rhodesia and South Arica, all the way to Haud and reserved Area the Foreign office and its bureaucrats were all throughout history on the wrong side of issues. Britain always left a legacy of trouble. It has no […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 6.Feb 2012 (SDN/QJ):-Koox ka Tirsan Suxufiyiinta ka hawl gala Magaaladda Muqdisho ayaa Maanta Xabsiga Nabadsugida Somalia ku booqday Weriye Maxamed Yaasiin Faratoon oo Maalintii Shanaad ku jira Jeelka iyadoon la soo taagin Wax Maxkamad ah. Kooxdan Weriyeyaasha ah oo Shir Saxaafadeed ku qabtay Huteel Maka al Mukarama ayaa sheegay in Ciidamadda Nabad Sugidu ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jabuuti Feb 06,2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta soo xiritaankii shirkii ICG ee magaalada Djibouti ka soo jeediyey khudbad xiritaan ah (Closing Statement). Shirka ICG oo shalay iyo maanta ka socday Djibouti ayaa waxaa looga hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga, gaar ahaan sidii loo sii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa Feb 06,2012(qurbejoog.com)-Sheekh Saciid Cali Axmed ayaa nooga waramay xuska mowliidka iyo sida culimadu u argto weyneynta maalintaasi. Sheekhu waxa uu sidoo kale nooga waramayaa sida looga faaideysan karo maalinta lagu weyneynayo Nabi Maxamed (NNKH). HALKAN KA DHEGEYSO SHEEKH SACIID CALI AXMED Qurbejoog-Ottawa contact@somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa Feb 06,2012(qurbejoog.com)-Mid ka mida Imaam yada dalkan Canada ayaa maanta soo saaray Fatwa lagu qaadacayo isla markaana Diinta suuban Islamka looga fogeynayo falal dhaqameedyada ay ka mid yihiin waxyeelo loogeysto Dumarka. Imam Sayid Soharwardy oo ah madaxa hogaanka sare ee muslimka Canada ayaa maanta Masjid ku yaal magaalada Mississauga ka soo saaray Fatwadan lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adis Ababa Feb 05,2012,(qurbejoog.com)-Wefdi ka kooban ergedii dhawaanta maamulka Khaatumo uga dhawaaqday shirkii Taleex oo uu horkacayo Reysul wasaarihii dawladii Carta Md Cali Khaliif Galeydh ayaa kulamo ay la yeesheen madaxda dawlada Itoobiya la iskula soo qaaday waxa maamulka ay ku dhawaaqeen mandaqada ku soo kordhin karto. Ilo wareedyo ku sugnaa kulamadii labada dhan dhex […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The radical Islamist group Al-Shabaab has dismissed Turkish intervention in Somalia as selfish. Sheikh Abdulkadir Mumin, a senior officer of the group opposing the Transitional Federal Government in Somalia, criticised the role of Turkey in Somalia saying their mission is to poison Somalis saying that the humanitarian foods and medicines brought to Somalia by Turkish […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ahmad Mohammad Hassan, President of the Somali Red Crescent Society has expressed gratitude to Iran for Tehran’s significant contribution of humanitarian aid to the famine-stricken African nation, Press TV reports. “[We are here] to express our appreciation and thanks to the Iranian Red Crescent for the assistance they have provided for the Somali people,” Ahmad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sheikh maxamud geele ilaahay buu idinka ashtakeeyey waar hooy xaqa raaca. Xaqaiyo baadilka waligood dagaal baa ka dhexeeyey xaqa ayuun baana guuleysta Adduun iyo aakhiraba xaqa oo la raaco waxaa laga helaa barwaaqo .sharaf.cadaalad. sinaan .iyo inay qofka ka maydho damaca shaqsiga ee foosha xun leh,iyo hawooyinka khayaaliga ah ,iyo danaysiga gaarka ah ,waxaana xaqu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 05, Feb.2012 (Qurbejoog.com)- Mudaneyaasha labada gole ee Guurtida iyo Wakiilada Somaliland, ayaa ogolaaday in Somaliland ka qaybgali karto shirarka Soomaaliya. Fadhi ay mudaneyaasha labada gole ee Baarlamaanku ku sheegeen xarunta golaha Wakiilada ee Hargeysa, waxay ku go’aamiyeen in wax-ka-bedel lagu sameeyo sharci ay sannadkii 2003 ansixiyeen oo mamnuucayay ka qaybgalka shirarka loo qabto kooxaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »