Home » 3:13 am
Entries posted on “February, 2012”
Minneapolis Feb 07,2012(qurbejoog.com)-Nin Soomaali ah oo hore maxkamadi u dhegeysaneysay dacwad lagu soo oogay oo la xidhiidhay in uu gacan siiyay dhalin Soomaali ah oo 2008dii ka tegay Minneapolis oo ku biiray Shabaabka ayaa maanta qirtay in uu denbigaa galay. Axmed Xuseen Maxamuud oo 27 jir ah ayaa qirtay in uu dhalintaas qaar ka mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garacad Feb 07,2012(qurbejoog.com)-Burcad badeed Soomaali ah oo heysata markab laga leeyahay dalka Giriiga ayaa ku kala qeybsamay lacago madaxfurasho ah oo ay siideyntiisa ku xidheen. Gorgortanka markabka ayaa khilaafkani uu ka dhashay ka dib kolkii kooxda ilaalada ah e markabka saarani muujisay in ay ku sii deynayaan wixii lacaga ee la siiyo. Raga maalgeliyay soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxa shacbiga Reer Somaliland beryahanba dhex mirayneysay dood adag oo la xidhiidha ka qeybgalka shirka Somalia ee dhowaan London ka dhici doona iyo dhib amma dheef wuxuu Somaliland u leeyahay. Waxay haatan dooddaasu isugu biyo shubatay in xukuumadda loo ansixiyey codsigii ka qeybgalka shirkaas. Waxa weliba loogu daray in laga horqaaday caqabaddii sharci ee ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mary Harper It’s always been hard to find a framework for analyzing Somalia. It has one of the most ethnically homogenous populations in Africa – Somalis share the same language, culture, religion and clan structure – yet the country seems constantly riven by conflict. Somalia has long been viewed in the West as the basket […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somali pirates who captured a Greek-owned oil tanker with Filipino seamen aboard are fighting over ransom, a news site reported over the weekend. The news site Somalia Report cited sources who said the Ilaalo group, the security detail guarding the MT Liquid Velvet, refused to take orders from their seniors. “The conflict was […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Amsterdam — Some of the Somali scholars in abroad expressed hope the upcoming London conference which scheduled 23rd of this month to discuss measures to tackle instability in Somalia and piracy. Mohamed Muse Guled, one of Somali Diaspora and educated figures has greatly welcomed Britain hosting London conference on Somali crises, saying that it will […]
Posted in Uncategorized | Read More »
TEHRAN (FNA)- An attempt by pirates to hijack an Iranian oil tanker in a strait connecting the Red Sea to the Gulf of Aden was foiled after an Iranian fleet of warships present in the region rushed to the scene. Lieutenant Commander of the Iranian Navy Rear Admiral Seyed Mahmoud Moussavi said that the Iranian […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A country which has suffered for many years of turmoil, unrest, separation, devastation and divide within its people and has been littered with violence, deaths, wars and now a horrific drought, which has affected the nation. The country is now trying to revive and to bring back, the sport which has brought them back together […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MINNEAPOLIS — A Somali-American man has admitted he raised money to help send people from Minnesota to Somalia to fight with al-Shabab. Twenty-seven-year-old Ahmed Hussein Mahamud pleaded guilty Monday to one count of conspiracy to provide material support to a foreign terrorist organization. Mahamud admitted that in the summer of 2080, he and others raised […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 06,2012(qurbejoog.com)-Labada aqal baarlamaan ee Somaliland ayaa Dabarkii ka hortaagnaa xukuumada iyo shaqsiyaadka reer Somaliland ka qeybgalka Shirarka Soomaalida goaan aqlebiyada wax uga bedelay. Goaanka ayaa kolka aad u fiirsato waxa uu u qoran yahay si dhab ahaantii aan ka turjumeny rabitaankii Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee ahaa ka qeybgalka shir walba nooca uu doono […]
Posted in Uncategorized | Read More »