Home » 2:29 pm
Entries posted on “February, 2012”
Muqdisho Feb 8 2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub Alexander Rondes oo ay la socdeen Madaxa EU ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale. Kulankan waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Difaaca Mudane Hussein Arab Isse, Wasiiru Dowlayaasha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti Feb 08,2012(qurbejoog.com)Heyada lacagta Dunida (IMF)ayaa kabid ku sameysay lacago dawlada Jabuuti ay u amaahisay oo ay ku biirisay $14 million oo dollar si ay dalkaa uga caawiso la tacaalida abaariha ku dhuftay gobolka geeska Africa. IMF ayaa sheegtay in si dhakhso ay u bixin doonto $9.7 miliion oo dollar oo dawlada Jabuuti gacanta loo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tehran Feb 08,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha dalka Iran ayaa lagu wadaa in ay dhawaan u yeedhaan madaxweynaha dalkaasi Maxamuud Axmedinijad si ay suaalo dhawr ah u weydiiyaan. Xildhibaanada ayaa lagu wadaa in ay u yeedhaan madaxweynaha labada maalmood ee inagu soo fool leh,xildhibaanada ayaa dhawr jeer oo hore ku goodiyay tilaabo tan la mid ah. Xildhibaanada ayaa doonaya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Perth Feb 08,2012(qurbejoog.com)-Warbixin dhawaan ay daabacday Jaamacad ku taal dalka Australia ayaa lagu sheegay in Soomaalida dalkaa ku nool dhibaato ku qabto isticmaalka Qaadka. Warbixintan oo ay qortay macalimad wax ka dhigta Jaamacada Queensland Heather Douglas ayaa waxa ay daraasad ku sameysay habdhaqanka dadka cuna qaadka oo tiradooduna aheyd ilaa 19 kooxood oo magaalooyin kala […]
Posted in Uncategorized | Read More »
PERTH’S Somali-Australian community has played a key role in new research on the health impacts of khat (Catha edulis) leaves, chewed for their amphetamine-like stimulant effects. University of Queensland Associate Professor Heather Douglas, one of the authors behind The health impacts of khat: a qualitative study among Somali-Australians, said her interest stemmed from a newspaper […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A genocide against Christians is going on in the Muslim world. That’s according to the Somali-born former Dutch MP and writer Ayaan Hirsi Ali in Newsweek. According to Ms Hirsi Ali, since the Arab spring, Western governments and media have too often portrayed Muslims as heroes or victims, and they forget that thousands of Christians […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOGADISHU, Somalia, February 7, 2012/African Press Organization (APO)/ — The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has today welcomed the decision of the International Contact Group (ICG) on Somalia to condemn the escalating violence and attacks on journalists and media organizations in Somalia. At its just ended 21st meeting in Djibouti, ICG, for the first […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Helsinki Feb 07,2012(qurbejoog.com)-Tirakoob dhawaan laga sameeyay Yurub ayaa miijineysa in Soomaalida ku nool dalka Findland ay midab takoor saaid ah oo lagu bartilmaansado. Soomaalida dalkaa ku nool ayaa mudooyinkan danbe yeelanayay kulamo looga hortagayo midab takoorka tiyoo lala hadlayo bulsho weynta reer Findland si is dhexgalku u sahlanaado. Dalka Findlan ayaa Soomaalida ku nool lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
An EU study shows Finland’s Somali community still faces a great deal of discrimination. To improve the situation Finnish Somalis are coming together regularly in Helsinki to make their voices better heard in Finnish society. On the last Wednesday of every month a Somali club gathers at the Caisa international cultural centre in Helsinki. This […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe Feb 07,2012(qurbejoog.com)-Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/samad Cali Shire oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa waxa uu Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ud Faroole kaga warbixiyay dagaaladii maalmihii u dambeeyay ka dhacayay degmada Buuhuudle ee gobolkaTogdheer. C/samad Cali Shire ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada Maamulka Somaliland ay wadaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »