Home » 2:21 am
Entries posted on “February, 2012”
Somali piracy cost the global economy as much as $6.9 billion last year, according to the report of One Earth Future Foundation. That’s more than fifty times the annual budget of Somalia. Providing security for ships was the major part of the cost. Shipping companies spend about $2.7 billion on extra fuel so vessels can […]
Posted in Uncategorized | Read More »
On February 23 something very important for East Africa, and indeed all of Africa, will happen in London. There will be a big conference on Somalia by the British Government. For good measure, Britain’s Foreign minister William Hague was in Mogadishu a few days ago, installing a new UK envoy. In recent weeks, there has […]
Posted in Uncategorized | Read More »
LONDON, Feb. 9 (UPI) — While a conference in London on Somalia is meant to change the dynamic in the war-torn country, one summit likely isn’t enough, a British official said. Somalia hasn’t had a functioning central government since the 1990s and the transitional leadership struggles to exert its authority beyond the capital Mogadishu. London […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 09,2012(qurbejoog.com)-Golaha guurtida ee Somaliland ayaa fadhigoodii maanta loogu qeybiyey qodobada uuk a kooban yahay ajandaha kalfadhigooda 46-aad kaasoo xambaarsan todoba qodob. Waxa kal fadhigan shir gudoominayey ku simaha guddoomiyaha golaha guurtida, isla markaana ah guddooye ku xigeenka kowaad ee golaha guurtida sheikh sheikh nuux fure, isagoo xildhibaanada kuwargaliyey inay ka soo baaraan degaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Djibouti, 06 February 2012 The Prime Minister of Somalia Dr Abdiweli Mohamed Ali had a meeting with AU, IGAD and East African Community Representatives on the sidelines of the 21st ICG meeting in Djibouti on Monday 06 February 2012 to discuss the Transitional Federal Government’s strategy and policy for Stabilization & Reconciliation Plan in the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, Feb 7, 2012(qurbejoog.com)-Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali, waxaana looga hadlay arimaha amniga, warbixin safarkii Ra’iisul Wasaaraha, warbixin Qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho, iyo barnaamijka ka Guurista Guryaha Dowladda. Ugu horreyntii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ka warbixiyey safar uu ku tegey Talyaaniga, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adis Ababa Feb 09,2012(qurbejoog.com)-Siyaasiga Cali Khaliif Galeydh ayaa lagu waday in uu kulamo dhexdhexaadin ah oo dawlada Itoobiya gadhwadeen ka tahay kula yeesho madaxweynaha Somaliland magaalada Adis Ababa. Balse maalin uun ka hor Kulamada ayaa waxa uu Cali Khaliif bilaabay abaabulka dagaal ka dhaca degaanka Sool-joogto oo dhacda degaanka Buhoodle. Ilo wareedyo ku sugan Buhodle […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti Feb 09,2012(qurbejoog.com)-Siyaasiga da’ada yar ee dalka Jabuuti M d Qaasim Axmed Diini ayaa wareysi uu dhawaan siiyay shebekada ardhd ayuu uga hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin burburka ku yimi daladii mucaaridka Jabuuti ee UAD iyo dedaalo iminka la wado oo lagu unkayo dalad cusub oo mucaaridku yeesho. Md Qaasim Axmed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 09,2012(qurbejoog.com)-Hogaamiyaha xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay u tegay madaarka Hargeysa sidii uu uga qeybgelilahaa soo dhaweynta madaxweyne Axmed Siilaanyo oo dalka uga maqnaa safar uu ku tegay dalalka Itoobiya iyo Jabuuti. Md Muuse Biixi ayaa ayaa kolkuu gaadhay Madaarka Hargeysa waxa uu damcay in kiyoo saaran gaadhigiisa in uu guddaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 09,2012(qurbejoog.com)-Agaasimaha Guud ee Machadka tababarka Shaqaalaha dawlada Prof Maxamed Mixile Boqore ayaa maanta tababar u soo gabo gabeeyay shan iyo labaatan xubnood oo ka kala socday Wasaaradaha Maaliyada, Arrimaha Gudaha,Xisaabaadka, Hanti dhawrka guud,Baarlamaanka, iyo dawladaha hoose. Waxaa kulankan ujeedadiisu la xidhiidhay sidii loo fahmi lahaa sanduuqa horumarinta dawladaha hoose iyo maamul daadajinta waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »