Home » 3:01 am Entries posted on “February, 2012”

British Government Consultation on Somalia

British Government Consultation on Somalia Location Chatham House, London Participants Rt Hon William Hague MP, Foreign Secretary, UK Henry Bellingham MP, Minister for Africa, Foreign and Commonwealth Office, UK Chair: Dr Robin Niblett, Director, Chatham House Type: Fee-paying or special invitation events As part of the British government’s engagement with the Somali diaspora, and ahead […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynihii iscasilay ee Maldives oo sheegay in la afganbiyay

Maldives Feb 10,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynihii dhawaanta iscasilay ee jasiirada Maldives Maxamed Nashiid ayaa shaaciyay in talada dalka khasab looga dejiyay xilkii loo doortay ee madaxweynenimo. Madaxweynaha ayaa intii uu aanu iscasilin waxa uu xilka ka tuuray mid ka mid xaakimada dalkaasi oo ay madaxda dalkaasi ku kala qeybsameen. Ciidamada dalkaasi ayaa si wen culeys ugu saaray madaxweynaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

11 Somalis drown in boat tragedy

GENEVA, Feb 10 – Eleven Somalis drowned and another 34 are missing after a smugglers’ boat headed for Yemen capsized in the Gulf of Aden earlier this week, the UN refugee agency said on Friday. A total of 58 passengers were on board the vessel which set sail on Saturday before capsizing in rough seas […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Gov’t: ‘No News’ al-Shabab Allied to al-Qaida

Somalia’s transitional government says it is not surprised that militant group al-Shabab has formally joined forces with al-Qaida. The government’s minister of information, Abdulkadir Hussein Mohamed, said in a statement Friday that word of the alliance is “no news to us.” He asserted that al-Shabab leaders are paid representatives of al-Qaida, and that al-Shabab can […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawladaha Itoobiya iyo Koonfur Sudan oo isla qaatay dhismaha Dhuumo shidaal oo Jabuuti la gaadhsiiyo

Jabuuti Feb 10,2012(qurbejoog.com)-Dawladaha Itoobiya iyo Koonfur Sudan ayaa heshiis horu dhac ah iskula qaatay dhismaha dhuumo shidaal oo Jabuuti Gaadha,sidaana waxa saxaafada u xaqiijiyay wasiirka warfaafinta Koonfur Sudan Barnaba Marial Benjamin. Sidoo kale wasiirku waxa uu ka waramay dhismaha dhuumo shidaal oo la gaadhsiiyo degaanka Lamu ee dalka Kiinya si markaa shidaalka dalkooda halkaa looga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Booqashada Ururka Hal-door Ee Deeganada Gobolka Gaaroodi iyo Hakadki Galay Hawsha Riiga

Hargeysa Feb 10,2012(qurbejoog.com)-Wefti xaqiiqo raadis ah oo ka socday ururka haldoor   oo uu wahelinayay Boqor Raabi Yusuf Abdilahi ayaa maanta u ambabaxay qaar ka mid ah degaanada hoos yimaada degmada salaxlay, si ay ugu kuurgalaan xaalada dhabta ah ee ka jirta degaanka sida adeega caafimaadka , waxbarashada iyo helitaanka biyaha oo muddo badan caqabadi ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

South Sudan, Ethiopia Sign Accord on Djibouti Oil Pipeline

South Sudan and Ethiopia’s governments signed a memorandum of understanding to build an oil pipeline via Djibouti, South Sudanese Information Minister Barnaba Marial Benjamin said. South Sudan also held talks with an unidentified Texas- based construction company about building a pipeline to the Kenyan coastal town of Lamu, Benjamin said on the government’s website in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxaay tahay sababta xilalkii looga qaaday Taliyihii ciidanka Somaliland iyo ku-xigeenkiisii

Hargeysa Feb 10,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay si lama filaan ah xilalkii uga qaaday Taliyihii ciidamada Somaliland Gen Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) iyo Abaanduulihii ciidanka Ibraahin Caydiid Axmed,isweydiinta u badana waxa ay aheyd sababta keentay tilaabadan. Dadka ka faalooda siyaasada Somaliland ayaa qaba in tilaabadani ay muujineyso hogaan xumo ciidanka io xukuumada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kharashka Burcad badeeda oo sanadkii hore Gaadhay 7 billion

Colorado Feb 10,2012(qurbejoog.com)-Burcad badeeda Soomaalida ayaa shirkadaha maraakiibtoodu isaga gooshto badaha geeska africa waxa ay sanadkii hore kharashaadkooda ku biiriyeen ilaa 7 billion oo dollar,sidaana waxa daabacday ha’ad Mareykan ah oo dusha kala socota dhaqdhaqaaqyada Burcada Soomaalida. Ha’yadan oo la yidhaahdo One Earth Future Foundation ayaa sheegtay in sanadii ina dhaaftay ay ilaa $2.7 billion […]

Posted in Uncategorized | Read More »

TURKIGU MUXUU KA RABAA SOOMAALIYA?

Wax aan khayr ahayn Turkigu kama dooni karo Soomaaliya, waayo waa ummad Islaam ah oo weliba taariikh dheer oo qurux badan ku leh soo yaalka Islaamka. Waxaan og nahay in laga soo bilaabo qaybsashadii Afrika 1884tii gaaladii gumaysiga ahayd uu xiriirka iyaga iyo shacabka Islaamka ah ee Soomaaliyeed ka dhexeeyey uu isla beddelayey hadba xaaladda […]

Posted in Uncategorized | Read More »