Home » 3:15 am
Entries posted on “February, 2012”
Tripoli Feb 12,2012(qurbejoog.com)-Xukuumadda ku meel gaadhka ah ee dalka Liibiya, ayaa maanta u gudbiyey cabashooyin iyo eedeymo dawladda Niger oo ku saabsan wiil uu dhalay Hogaamiyihii hore ee dalkaasi Liibiya, laguna magacaabo Sacad Qadaafi oo magan galyo siyaasadeed ku jooga dalka Niger. Xukuumada Liibiya waxa ay cabashooyinkeeda ku sheegtay inuu Mr Sacad Qadaafi ku hawlan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Feb 11,2012(qurbejoog.com)-Aqalka golaha wakiilada ee wadanka Britan ayaa dood ka yeeshey bishan 9keedii. Shirkan la filayo in 23ka bishan uu ka furmo London, shirkan oo sida lala wada wada socdo loo qabanayo qadiyada cakiran ee wadakanka Somalia. Wasiirka arimaha dibada ee Brintan Mr William Hague ayaa warbixin ku siinayey qaar ka mid ah xubnaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 11,2012(qurbejoog.com)-Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay Dhalinyaradan ku soo biirtay Ururka Nasiye ayaa lagu Qabtay Hudheel Hadhawanaag.waxaa ka soo qayb galay Masuuliyiinta sarsare ee Ururkaasi oo u hogaaminayo Gudoomiyaha koowaad ,iyo Xoghayaha Ururka Nasiye. Waxaana ugu horeyntii halkaasi ka hadlay Aadan Maxamed Aadan oo ku hadlayay afka dhalinyarada ku soo biirtay Ururkaasi,isagoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Buenos Aires Feb 11,2012(qurbejoog.com)-wasiirka arimaha dibada ee dalka arjantiin Mr.Hiktor Tambar Man,ayaa maanta ku eedeeyey, in Xukuumada Ingiriisku Dagaal ka aloosayso,Jasiiradaha Foklaan,iydoo halkaasi halkaasi keentay ciidamo fara badan iyo Maraakiib dagaal oo wata Hubka Nuckliyeerka. Waxaana Xukuumada Arjantiin Todobaadkan,u gudbisay Jimciyada Qaramada Midoobay dacwad ka dhan ah Xukuumada Dalka Ingriiska,oo ku saabsan jasiirada Foklaan oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Riyad Feb 11,2012(qurbejoog.com)- Dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa maanta Diyaarinaysa Mashruuc qaraar ah oo ay u soo bandhigayso Jimciyada Qaramada Midoobay kaasi oo ku saabsan sidii xaalada cakiran ee dalka Suuriya loo dejin lahaa. Waxana Mashruuca qaraarkani yahay kii todobaadkii hore wakiilada labada dawladood ee Ruushka iyo Shiinaha ku laaleen diidmada Qayaxan ee fiitaha,haseyeeshee fadhigan Qaramada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qahira Feb 11,2012(qurbejoog.com)-Golaha Military ee ka taliya dalka Masar ayaa maanta ku dhawaaqay inaanay wareejin doonin Xilka Madaxtinimada ilaa inta aan la soo dooran Madaxweyne sharci ah. Afhayeen Golaha Malatariga u hadlay waxaa uu sheegay in dalku ku jiro xaalad kala guur ah,oo loo socdo sidii loo gaadhi lahaa Dimiqraadiyad Taam ah,Haseyeeshee aan loo baahnayn […]
Posted in Uncategorized | Read More »
RangoonFeb 11,2012(qurbejoog.com)-Gabadha Xuquuqda Aadmaha u Halganta ee Dalka Barma Ms. Aung Sun su Chi, ayaa maanta Bilowday Markii u horeysay Olole ay doonayso inay kaga qayb gasho Doorasho Baarlamaan oo dalkaasi ka qabsoomi doonta Bisha Abril ee sanadkan. Waxaana magaalada Raangoon ee dalkaasi isugu soo baxay Kumanyaal qof oo soo dhawaynaya Doorashada ay ka qayb […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti Feb 11,2012(qurbejoog.com)-Naadiga Xuquuql Insaanka Jabuuti (LDDH) iyo Guddida Xeerbeegtida Caalemiga ah ee (ICJ) ayaa wada jir u saarar baaq ay ugu jeedinayaan Xukuumada Jabuuti in ay ku sii deyso shaqsiyad uu ka mid yahay xaakim Suleymaan,rag u ololeeya xuquuqda adanaha iyo Suxuufiyiin dhawaan xabsiga loo taxaabay. Guddida (ICJ) ayaa xusay in Xaakim Suleymaan lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Feb 11,2012(qurbejoog.com)-Kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta Koonfurta Soomaaliya ayaa maalinimadii shalay aheyd Shaacisay in ay ku biireen kooxada Al Qaacida ee dunida oo idili dagaalka kula jirto. Madaxa Al Qacida Ayman Al Sawahiri ayaa dhankiisa sheegay in ay soo dhaweeynayaan isla markaana ay Shabaabka ka aqbaleen in ay la midoo baan. Dhawr siyaabood […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bosaso Feb 11,2012(qurbejoog.com)-Doon siday dad Tahariibeyaal ahaa oo tiradooda lagu sheegay 58 ayaa ku qalibantay badda Gacanka Cadmeed todobaadkan,ka dib kolkii doontii ay la socdeen ay ciladi curyaamisay. Doontan oo todobaad ka hor ka shiraacatay xeebta Bosaaso ayaa kolkii mudo gaaban ay badda ku jirtay ciladi ay curyaamisay matoorka,ka dibna waxa doontu ay mudo dhawr […]
Posted in Uncategorized | Read More »