Home » 3:59 am Entries posted on “February, 2012”

Turkiga oo duqeeyay Woqooyiga Ciraaq

Stanbul Feb 13,2012(qurbejoog)-Saraakiisha  ciidamada Turkiga   ayaa  maanta  sheegay in  di yaaradahooda  dagaalku  ay  duqeyn  cirka  ah  u geysteen  laba  goobood  oo  ku  yaala  waqooyiga  ciraaq,  oo lagu  tuhunsanaa  in  ay  ku sugnaayeen  kooxo  ka  tirsan   jabhadda  “p.K.K”.   Saraakiisha  Turkigu  waxa ay  intaasi ku dareen in labadaasi  goobood  ee ay  duqeeyeen  inay  ku yaalaan  koonfurta  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyaha Ciidamada Mareykanka oo booqanaya Masar

Qahira Feb 13,2012(qurbejoog.com)-Taliyaha  guud ee ciidamada  Maraykanka  oo booqasho laba cisho  ah ku joogay  caasimadda  dalka  Masar   ayaa kulano  la yeeshay  madaxda  golaha  Militariga  ee dalkaasi,  iyagoo  ka wada  hadlay  xidhiidhka  labada dal  oo baryahan soo dhex galay  mad madaw. Taliyaha  guud ee ciidamada  Maraykanka  oo  lagu  magacaabo  General  Mark Deems waxa  ay  booqashadiisu  ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

AU forces to attack Shebab stronghold

MOGADISHU — African Union forces in Somalia are planning to attack a stronghold town of Al-Qaeda-linked Shebab rebels to the west of the war-torn country’s capital, a commander said Sunday. Audace Nduwumunsi, the AU force’s deputy commander, said the troops are planning to raid Afgoye town, which is some 30 kilometres west of Mogadishu and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Save the Children Starts School Meals for Somali Refugees

Imagine if you were a child living in the Gebo and Bay regions of Somalia last summer. Instead of having the opportunity to go to school in the fall you were trapped in a massive drought zone. With food supplies low your family would be forced to flee the region as a matter of survival. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha Xuquuql Insaanka Somaliland oo xukuumada ku taageeray ka qeybgalka Shirka London

Hargeysa Feb 12,2012(qurbejoog.com)-Gudoomiyaha Isbahaysiga Xuquuqul iinsaanka Saleebaan Xuquuq oo shir jaraa’id maanta ku qabtay huteelka imperial ee caasimada hargaysa ayaa sheegay in isbahaysigoodu ay taageersan yhiin ka qayb galka xukuumada ee shirka dabayaqaada bishan lagu qaban doono Magaalada London ee Cariga Ingiriiska . Waxa uu Gudoomiyahan isbahaysiga xuquuqul iinsaanku sheegay inay horeba u soo jeediyeen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland Iyo Jabuuti oo Mansoor ku qaabilay hayad Dawooyinka soo saarta oo Britain laga leeyahay

Hargeysa Feb 12,2012(qurbejoog.com)-Agaasimaha Guud ee wasaaadda caafimaadka Jsland Mr,Axmed Cabdi Nuur, ayaa maanta ka qayb-galay kulan loo qabtay shirkadda Daawooyinka soo saarta ee G.S.K, ee dalka Ingiriiska, taasi oo ah shirkadda labaad ee shirkadaha  soo saara daawooyinka  dalka Ingiriiska, keeni doonta daawooyinka  dalka Somaliland , kulan-kaasi oo lagu  qabtay Huteel Maansoor ee magaaladda Hargeysa. Kulankan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Niger oo ka soo jawaabtay dalabkii Liibiya ee ku wejahnaa ina Qadaafi

Niamey Feb 12,2012(qurbejoog.com)-Dalka Niger ayaa caddeeyey inaanay u dhiibi doonin waqtigan xaadirka ah maamulka ku meel gaadhka ah ee ka taliya dalka Liibiya Mr, Saacidi Qadaafi oo uu dhalay hogaamiyihii la dilay ee dalka Liibiya kaasi oo hadda jooga dalka Niger. Masuuliyiinta dalka Niger waxa ay sheegeen in aan waqtigan loo dhiibi Karin maamulka Liibiya wiilka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxaa ka jira in reer Buhoodle dibedda dhigeen Maamulkii dhawaanta looga dhawaaqay Taleex ee Khaatumo?

Buuhoodle Feb 12,2012(qurbejoog.com)-Sida ilo wareedyo ku sugan degmada Buuhoodle u sheegeen somalidiasporanews.com waxa beryihi ina dhaafay ay wax garadka degmada Buuhoodle ku jireen shirar wada tashi oo ay uga fiirsanayaan maamulka Khaatumo State oo damacsan in xarun uu ka dhigto degaankooda. Sida ilo wareedyadu tibaaxayaan waxa ay dadka degaanka iyo waxgaragka degmeda Buuhoodle isla qaateen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbga Talada Jabuuti haya oo ku guuldareystay doorashooyinkii gooleyaasha degaanka iyo sharaxaad ay ka bixiyeen Mucaaridka

Jabuuti Feb 12,2012(qurbejoog.com)-Isbaheysiga haya talada dalka Jabuuti ee UNP ayaa guuldaro ka soo wejahday doorashooyinkii golleyaasha degaanka ee dalkaasi dhawaanta ka dhacay. Doorashooyinka oo ay qaadeceen dhamaan axsaabta dalkaasi ayaa waxa xukuumada kula tartamay urur cusub oo ay ku jiraan siyaasyiin madax banaan oo la baxay RADD. RADD ayaa ku guleeystay kuraasidii u badneyd ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ruushka oo qalalaasaha Syria ku eedeeyay reer Galbeedka

Moscow Feb 12,2012(qurbejoog.com)-Afhayeen  u hadlay  maanta  wasaaradda  arrimaha  dibadda ee dalka  Ruushka   ayaa  ku eedeeyey  in maamulka  Maraykanka  iyo  dawladaha  midawga  Yurub  ka dembeeyaan  rabshadaha  iyo dagaalada ka socda  dalka  Suuriya. Afhayeenkani  waxa  uu si  cad  u sheegay in Maraykanka  iyo dawladaha  Midawga  Yurub  ay  hubaynayaan  kooxaha  mucaaridka   ee dalka  Suuriya, iyagoo  furay  xarumo  lagu  […]

Posted in Uncategorized | Read More »