Home » 12:33 am
Entries posted on “February, 2012”
The upcoming London Conference on Somalia, and the UK’s urging of theSomaliland Government to attend, has understandably generated a lot of debate and comment within the Somaliland community, both within and outside the country. One of the stated objectives of the conference, according to Matt Baugh, Senior Representative for Somalia, is to “…reinforce the relative […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOGADISHU — Somali Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali said Monday he hoped an upcoming conference in London on the war-torn country would produce a “Marshall Plan” to end two decades of chaos. “Somalia expects a lot from this conference. We expect the establishment of a trust fund for Somalia. We expect a complete reconstruction plan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somalia’s government has called for the end to an international arms embargo on the country, so that it can better fight the Islamist militant group al-Shabab. A government statement Monday said al-Shabab’s union with al-Qaida, announced last week, will increase regional insecurity. It said that Somalia could become a base for the terrorist network. The […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 13,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Xuseen Muxumed Maxamed Xoog ayaa Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa waxa uu Cadeeyay in 19/2/2012ka uu guud ahaan dalka ka bilaaban doono ololihii tallaalka caruura cudurada guud, kaasoo ka mid ahaa ku talagalka qorshayaasha horumarinta caafimaadka caruurta ee sannadka 2012ka. Sida ay ku waramayso wakaaladda wararka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 13,2012(qurbejoog.com)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil “Saylici” oo ay weheliyaan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “C.raxmaan Ciro” ayaa maanta soo gabo gabeeyay Shir-madaxeedka Hoggaamiyeyaasha haweenka Afrika ee G-40, kaasi oo muddo afar maalmood ah uga socday huteelka Ambassador ee Caasimada Hargaysa. Waxaa kale oo kulankaasi ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Athens Feb 13,2012(qurbejoog.com)-Midawga Yurub ayaa soo dhaweeyey talaabada uu baarlamaanka Giriigu uu ku ansixiyey qorshayaasha cusub ee dhinaca gunti giijiska xaga dhaqaalaha ah. Xukuumadda Griiga ayaa laga doonayaa inay hirgaliso dib u habayn wayn oo xagga dhaqaalaha ah, waxaana talaabooyinkaasi ka mid ah in la jaro shaqooyin badan isla markaana hoos loo dhigo kharashka ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa feb 13,2012(qurbejoog.com)-Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Jamhuuriyada Jabuuti Mr.Siciid Cumar oo booqasho shaqo ku jooga caasimada dalka ee hargaysa ayaa cadeeyay in xidhiidhka Ganacsi iyo wax wada qabsi ee u dhexeeya labada dal uu marayo halkii ugu wanaagsanayd ilaa intii Somaliland jirtay. Gudoomiyaha oo Xogwaran gaar ah siiyay maanta wakaalada wararka ee Solna waxa uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 13,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka Wasaarada Beeraha ee Somaliland Prof Faarax Cilmi Geedoole iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta gudoonsiiyay beeralayda deegaanada Xaraf,Xagal, Xareed iyo Dhaboolaq ee galbeedka Gobolka Maroodi jeex deeq isugu jirta agabka lagaga shaqeeyo wax soo saarka beeraha. Wasiirka oo ay weheliyaan madax ka tirsan wasaarada beeraha,aqoon yahano, iyo hay’da Concern World Wide oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dimishiq Feb 13,2012(qurbejoog.com)-Xukuumadda dalka siiriya ayaa gaashaanka u dhufatay qaraarka bayaanka ka soo baxay shirkii wasiiradda arimaha dibadda ee dalalka jaamacadda carabta,eek u baaqaya in golaha amaanka Qaramada midoobay u diro ciidamo nabad ilaalin ah oo ka dsocda dalalka carbeed iyo Caalamka. Qaraarkjan ka soo baxay kulanka wasiiradda arimaha dibadda dalalka jaamacadda carabta ku yeesheen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa Feb 13,2012(qurbejoShirka Britain ay Soomaalida u qabaneyso bishan 23keeda ayaan ilaa haatan waxa ka soo bixi kara aan laga warheyn iyada oo hadal heynta shirkuna sii badanayo. Hadaba si aanu waxa ka soo bixi kara shirkan ka wareysanay labo Mudaneyaal oo kal ah Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Xoghayihii hore ee warfaafinta UCID Md Kaysar […]
Posted in Uncategorized | Read More »