Home » 3:01 am
Entries posted on “February, 2012”
Garoowe Feb 15,2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ka kooban Wasiiro ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland,iyadoo la filayo in maalinta berri ah uu ka furmo shirka Garowe2. Wefdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyey garoonka madax uu horkacayay madaxweynaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
In the first two decades of the 20th century, Somali warrior-poet Seyyid Mohammed Abdulle Hassan (nicknamed the “Mad Mullah” by the British) fought against European forces trying to assert their influence in Somalia. His attempts were ultimately unsuccessful, but Hassan remains a source of inspiration among Somalis. Foreign intervention and occupation have always been violently […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qahira Feb 14,2012(qurbejoog.com)-Xoghayaha Jaamacada Carabta Mr. Nabiil AL-Carabi ayaa maanta mar kale ku baaqay in dilka iyo rabshadaha ka socda dalka Suuriya si rasmi ah loo joojiyo , isagoo ku tilmaamay in at tahay burbur aan mujtamaca caalamka iyo umadaha carabtu u dulqaadan Karin . Mr. Nabiil Al-Carabi waxa uu intaasi ku daray in qararkii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 14,2012(qurbejoog.com)-Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ee Somaliland Mudane Axmed Cabdi Xaabsade oo qayb ka ah Weftiga ka kooban golayaasha qaranka ee ka qayb galaya shirka dalka Ingiriiska lagu qabanayo dabayaaqada bishan aynu ku guda jirno ee Feb ayaa maanta u kicitimay waddanka aynu deriska nahay ee Itoobiya. Weftigan oo dalka itoobiya ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Paris Feb 14,2012(qurbejoog.com)-Siyaasiga hore u shaaciyay in uu u taagan yahay tartanka madaxweynenimo ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa fariin muqaala oo uu shaaciyay waxa uu uga waramay xaaladihii u danbeeyay ee dalkaaas. Cabdiraxmaan Bore oo hore loogu yiqiinay Ganacsiga ayaa ku booriyay reer Jabuuti in aney xukuumada haatan jirta khaasatan Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle laga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Feb 14,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka wasaarada arrimaha dibedda ee Somaliland Md Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa intii xilkan loo magacaabay waxa uu u raray xafiiska wasaararadaasi magaalada Nairobi ee dalka Kiinya. Wasiirka ayaa hawlmaaldka xafiiskiisa ku koobay uun waafijinta hawlaha xafiiska ergeyga gaadhka ah ee QM Augustine Mahiga. Ilo wareedyo ku sugan magaalada Nairobi ayaa sheegay in si […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Oslo Feb 14,2012(qurbejoog.com)-Reysul wasaarihii hore ee dawladii Carta Md Cali Khaliif Galeyd ayaa lagu waday todobaadkan in uu kulamo la qaato saraakiil ka tirsan wasaarada arrimaha dibedda e dalka Norway. Kulamadaa ayaa lagu waday in labada dhan ay uga wada hadlaan arrimo la xidhiidha sidii dawladaasi gacan uga geysan laheyd mashaariic horumarineed oo laga fulliyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Moscow Feb 14,2012(qurbejoog.com)-Ruushka ayaa sheegay inay dersayaan hindisaha ay soo jeediyeen jaamacadda carabtu, kaasi oo dhigaya in ciidamo isku dhaf ah oo nabad ilaalin ah qaramada midawday u dirto waddanka Suuriya. Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrove, ayaa sheegay marka hore in loo baahan yaahay xabad joojin la sameeyo, ka hor in aan wax […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Historical Background Before going into the details of the history of Somaliland, it is useful to explain that Somalis belong to the Cushitic group and are found in the Horn of Africa, from the shores of the Gulf of Aden to the plains of Northern Kenya .They have a very elaborate clan system, are mostly […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Copenhagen – Denmark said Monday it has signed a deal with Kenya to try four suspected Somali pirates held since January on a Danish naval vessel. A similar agreement was recently signed with the Seychelles to try four other suspected pirates, according to a Danish Foreign Ministry statement. The eight were among 25 pirates arrested […]
Posted in Uncategorized | Read More »