Home » 2:14 am
Entries posted on “February, 2012”
UNITED NATIONS: Britain is trying to galvanize international support for a new military and political strategy in Somalia that would intensify pressure on al-Shabab militants and try to pull the failed Horn of Africa nation back from the grip of pirates and terrorists. Britain’s U.N. Ambassador Mark Lyall Grant said Security Council experts are discussing a new […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Three weeks ago the Somaliland people were virulently against the London Conference for fear that Somaliland might become embroiled in Somalia’s roadmap and/or national reconciliation process and, as a result, lose its status statehood as an independent and sovereign state. This paper clearly spelled out in its editorial page that Somalilanders find detestable the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe, Feb 16, 2012(qurbejoog.com)-Shirka Garowe2 ee wadatashiga Dastuurka Soomaaliya ayaa maalintii labaad si habsami leh uga soconaya xarunta Jaamacadda Puntland iyadoo saaka ay ergooyinku isu qeybiyeen saddex qeybood kuwaasoo diirada saarayay arrimaha kala ah Federaalku waxa uu yahay iyo midka ugu haboon ee ay Soomaaliya xilligan qaadan karto, Dowlad Wanaaga iyo weliba hirgelinta Axdigii Garowe […]
Posted in Uncategorized | Read More »
There are about 3,500 Somali people working as pirates, attacking and hijacking vessels in the Gulf of Aden and the Indian Ocean, according to Wayne Miller, an official from the United Nations Office on Drugs and Crime. The number of Somalis who have turned to piracy is greater than the 2,000 figure commonly cited in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Feb 16,2012(qurbejoog.com)-Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xuseen Carab Ciise, waxaana looga hadlay arimaha amniga, warbixin laga dhageystay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway, magacaabis Taliyaha Ciidanka Asluubta, siyaasadda Isboortiga dalka, warbixinno laga dhageystey wasiiro iyo shirka London iyo in cunaqabateynta laga qaado dalka. Ugu horreyntii waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti Feb 16,2012(qurbejoog.com)-Waxa soo baxaya xog tibaaxeysa in mucaaridaka dalka Jamhuuriyada Jabuuti ay ku kala qeybsameen ka qeybgalka mudaharaad lagu wado maalmaha soo socda in ay sameyaan shacabka reer Jabuuti ee guddaha iyo dibedda. Shakigan ayaa yimi ka dib kolkii ay axsaabta mucaaridka qaar ka mid ahi aaney weli ka hadal ama ku booriyin shacabka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 16,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland ayaa maalmihii u denbeeyay ay soo baxayeen in aanu wada shaqeyn wanaagsan la leheyn wasiirada ka tirsan xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Wasiirka ayaan inta badan dalka joogin xaruna ka sameysatay dalka Kenya oo uu ku qaato waqti saaid ah iyada oo ay hawlaha wasaaraduna dayacan yihiin. Wasiirka ayaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dararweyne Feb 15,2012(qurbejoog.com)-Taliyaha ciidamada qaranka Somaliland Gen. Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale), ayaa tababar ugu soo xidhay dugsiga tababarka ciidamada ee Dararwayne guutadii u horaysay ee kamaandaws ah oo ka tirsan ciidamada qaranka. Xaflad loo sameeyay xidhitaanka tababarkaasi oo lagu qabtay dugsiga tababarada ciidamada Danab ee Dararwayne waxaa ka qayb galay taliyaha ciidanka qaranka Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 15,2012(qurbejoog.com)-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Cali Xaamud Jibriil ay cadeeyay in todobaadkan ay dalka Suudan u diri doonaan 13 arday oo ka mid ah 50 arday oo sugayay deeq waxbarasho oo ay dawlada Turkigu u fidisay ardayda Somaliland. Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashada oo warbaahinta u waramayay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOGADISHU: Somali Minister Ms Lul Abdi Aden called on Ansar Burney Trust International chairman Ansar Burney here, says a press release issued on Tuesday. They discussed women’s rights, specially increase in HIV and AIDS in women, female genital mutilation and other issues. Burney, also a former human rights minister, is on the visit to Africa […]
Posted in Uncategorized | Read More »