Home » 2:38 am Entries posted on “February, 2012”

Eyeing City Council seat, Somalis work to redraw Mpls. ward map

MINNEAPOLIS — Earlier this week, the call to prayer echoed through the Abubakar As-Siddique Islamic Center as the sun set over the Phillips neighborhood in Minneapolis. About 18 blocks away, the music of East African artist Jamboo Joote blasted from the Cedar Sound Studio — a record store in the Riverside Mall. Right now, the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Uganda Warns Somali Leaders to Unite Ahead of Conference

Leaders from 40 nations will join politicians from Somalia at a conference in London next Thursday, to support the war-ravaged state in its effort to achieve social and political security. However, Uganda – which provides the majority of peacekeepers in the country’s capital, Mogadishu – has warned Somalia’s Transitional Federal Government (TFG) that political infighting […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalis fearing military attack flee rebel-controlled town

MOGADISHU: Thousands of Somalis fled an insurgent-held town for the capital Thursday, fearing a military attack by African Union troops allied with the weak U.N.-backed Somali government. Hundreds of cars and trucks packed with mattresses and other household items created traffic jams in the capital Mogadishu a day after Somali and AU troops launched an […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirka Garowe oo maalintii saddexaad galay iyo wefdi uu hogaaminayo madaxweynaha oo maanta soo gaaray

Garowe, February 17, 2012(qurbejoog.com)-Shirka Wadatashiga Dastuurka Soomaaliya ee ka soconaya magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa galay maalintiisii saddexaad iyada oo maantana ay soo gaareen madasha shirka wefdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowladda Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed iyaga oo loo sameeyay munaasabada qado ah oo ay isku arkeen madaxda kale ee shirka.   Shirka ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Gebilay ayaa maanta xadhiga ka jaray jid laami ah oo isku xidhi doona wadada ka timaada degmada Wajaale iyo Kastamka Kala baydh

Gabiley Feb 17,2012(qurbejoog.com)-Gudoomiyaha Gobolka Gebilay Xuseen Cumar Magan ayaa maanta xadhiga ka jaray jid laami ah oo isku xidhi doona wadada ka timaada degmada Wajaale iyo Kastama Kala baydh kaas oo ay maal gelisay Dawlada hoose ee Magaalada  Gebilay . Waxaa munaasibad loo sameeyay xadhig ka jarista wadadan ka qayb galay Maayara Magaalada Gebilay Marwo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ellison: Remittances to Somalia still an issue

MINNEAPOLIS (WTW) — Rep. Keith Ellison said Thursday that officials in Washington are still looking at ways to ensure that Somalis in the U.S. can safely send money to their famine-stricken homeland — including a possible license for banks operating on humanitarian grounds. In a conference call with reporters, the Minnesota congressman said Somalia is […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Car bomb explodes in Somali police building

MOGADISHU — A car bomb exploded inside the compound of a major police building in Somalia’s war-torn capital Mogadishu on Friday, wounding at least one police officer, officials said. “A car full of explosives, which was seized by the security forces this morning, exploded — a policeman was injured,” said Abdulahi Ahmed, a Somali police […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qarax qasaaro gaystay oo loo adeegsaday gaari oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho Feb 17,2012(qurbejoog.com)-Maanta ayaa gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa waxa lala eegtay Xarunta CID-da ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ay ay isugu yimaadaan Saraakiil iyo Mas’uyuliyiin ka tirsan Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya.   Gaariga la qarxiyay oo loo adeegsaday nuuca Kaaribta ah ayaa waxa ugu horeyn saakay la sheegay inay gacanta ku dhigeen Ciidamo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Burcad-badeeda Soomaalida oo tiradooda guud la shaaciyay

Nairobi Feb 17,2012(qurbejoog.com)-Qaramada Midoobey ayaa shaaca ka qaaday tirada Burcada Soomaalida ee ka qawleysta badaha geeska Africa,kuwa ku xidhan dalalka maxkamadeeya burcada la qabto iyo sida looga hortegi karo. Ergeyga QM u qaabilsan maandooriyaha iyo denbiyada Wayne Miller ayaa maanta London ka sheegay in tirada dhabta ah  ee Soomaalida ah ee ka qawleysta badaha Gacanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Britain oo shaacisay ujeedada shirka ay Soomaalida u qabaneyso

New York Feb 17,2012(qurbejoog.com/dailystar)-Dawlada dalka Britain ayaa damacsan in ay Beesha caalamka iyo Soomaalidaba ka iibiso qorshe cusub oo isugu jira mid ciidan iyo mid siyaasadeed oo culeyska ku siyaadin doona kooxda Al Shabaab isla markaana gacan adag ku qaban doona burcad badeeda,sidaa waxa lagu yidhi warbixin ay daabacda jariirada The Dailystar oo Britain ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »