Home » 6:27 pm
Entries posted on “February, 2012”
Hargeysa Feb 18,2012(qurbejoog.com)-Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa Gudida joogtada ah ee golahaasi waxay ka jeediyeen warbixin dheer oo ay ka soo uruuriyeen Lix Hay’adood oo ka mid ah laamaha dawlada waxaa kale oo ay golaha ka dalbadeen inay ansixiyaan xeerar ay ku shaqeeyaan waaxyaha dawladu. Waxaa fadhigan Shirgudoominayay, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Md.C/raxmaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
waxaynu isku dayi doonaa bal in aynu wax ka taataabano xanuunka mida xanuunada dishooday hooyooyinka somalida ah, waa xanuunka Sonkorta oo dhib ku haya hooyada uurka leh. Waa Maxay Saraynta Sonkorta Dhiigga? Saraynta sonkorta dhiigga macnaheedu waa macaanka (sonkorta) oo ku badan dhiigga. Waxaa kale ood maqli karta erayga hyperglycemia. Haweenka qaba sonkorowga haddana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
While would-be circumnavigators and other would-be Indian Ocean sailors have had their sailing options curtailed by the scourge of Somali piracy, spare a thought for the other victims, from the economic victim the Port of Kochi to the tragic death of some Indian fishermen this week at the hands of the crew of an Italian […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI, Kenya — An al-Qaida-linked Somali militant group is suspected of killing at least 30 Kenyan civilians since Kenyan troops entered Somalia, a police spokesman said Saturday. Eric Kiraithe said the killings are believed to have been carried out by sympathizers of the Somali insurgent group al-Shabab since October in Kenya. He said most of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somali leaders have concluded a conference in the Puntland State of Somalia by signing an agreement on the formation of a new elected government. The three-day conference, attended by international delegates, ended early Saturday, with the Somali representatives agreeing to set up a bicameral legislature of upper and lower house representatives from the country’s states. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Feb 18,2012(qurbejoog.com)-Xoghayaha arimaha debadda ee dalka Britian Mr william Heag ayaa maanta ku tilmaamay barnaamijka Neuclier-ka ee dalka Iran mid u horseedaya dawladaha gobolka inay ku beretamaan samaynta hubka Neuclierka ah. Mr Heag waxa uu xusay in talaabooyinka Iran qaadaysaa ay horseedi doonaan inuu bariga dhexe galo dagaalkii qaboobaa ee dunida ka taagnaa qarnigii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dimishiq Feb 18,2012(qurbejoog.com)-Kooxaha xuquuqda aadanaha u dooda ee wadanka Suuriya ayaa maanta sheegay inay ilaa 48 ruux ku dhinteen goobo kala duwan markii ay Ciidamada dalkaasi si Axmaqnimo ah rasaas ugu rideen. Dhamaan dadka la dilay waxay qayb ka ahaayeen banaanbaxayaasha ka soo horjeeda nadaamka bashaar Al-Asad, waxaana lagu soo waramayaa in dad badan oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe February 18, 2012(qurbejoog.com)-Shirkii Dastuur u sameynta Soomaaliya ee loogu magac daray Garowe2 isla markaana magaalada Garoowe ka soconayay saddexdii maalmood ee ugu dambeysay ayaa caawa saq dhexe la soo gabogabeeyey iyada oo lagu gaaray heshiis buuxa oo ku aadan Nidaamka dalka lagu dhaqayo, Nooca Baarlamaan ee uu yeelanayo iyo weliba hirgelinta Mabaadii’dii Garowe. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New York Feb 18,2012(qurbejoog.com)-Gollaha amaanka ee QM ayaa habeenimadii xalay aheyd ansixiyay qaraar ay gollaha ay Britain u gudbisay dhawaan oo lagu kordhinayo tirada ciidamada AMISOM. Ciidamada Africa ee Muqdisho ku sugan ayaa iminka tiradoodu tahay 12 kun oo askeri oo uu isla gollaha Amaanku hore u ansixiyay. Fadhigii xalay ee 15ka dal ee ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Feb 18,2012(qurbejoog.com)-Dawlada dalka Ugaanda oo Soomaaliya ay ka joogaan ciidamada ugu badan ee AMISOM ayaa maanta ku boorisay madaxda Soomaalida ee ku kala qeybsan siyaasada in ay u midoobaan sidii shacabka Soomaaliyeed looga faaideyn lahaa shirka London. Wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Ugaanda Okello Henry Oryem oo booqana Muqdisho ayaa sheegay in madaxda Soomaalida […]
Posted in Uncategorized | Read More »