Home » 5:58 pm
Entries posted on “February, 2012”
Baligubedle Feb 19,2012(qurbejoog.com)-Wafti ka socda guddida diwaan galinta ururada siyaasadda jsl ayaa maanta gaadhay xarunta gobolka Hawd ee bali gubadle.. Ujeedadda waftigan ayaa la xidhiidha kormeer ay ku eegayeen xafiiyada ururada siyaasadda ee ka furan gobolka, waxaanay kormeer ku mareen sagaal xafiis urur siyaasadeed oo magaalada Baligubadle ka furan Waxaana muddadii ay socdaalka ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 19,2012(qurbejoog.com)-Munaasibad lagu xusayey Mujaahid Maxa,med Axmed Ibraahin Dayib-Guray ayaa maanta lagu qabtay Dugsiga sare ee Dayib Guray ee magaaladda Hargeysa. Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen Madaxweyne ku xigeenkii U horeeyay ee Jamhuuriyadda Somaliland Xasan Ciise Jaamac,Gudomiyaha Ururka Xaq-soor Axmed-Nuur Aw Cabdi shaacir,mujaahidiin, masuuliyiin ka socotay wasaaradda waxbarashada , Masuuliyiinta shirkadda SBI […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti Feb 19,2012(qurbejoog.com)-Waxa maalinimadii shalay si weyn loo xusay sanad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay isu soo bax taarikhi ahaa oo sanadkii hore ka dhacay Jamhuuriyada Jabuuti,isu soo baxaa oo lagu diidanaa habdhaqanka xukuumada uu hogaamiyo madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle. Axsaabta mucaaridka Jabuuti ay ku dhawaaqay in xuska maalintan ay qabanayaan isu soo bax […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garisa Feb 19,2012(qurbejoog.com)-Kooxda Al Shabaab ayaa weerar ay ku qaadeen degmooyin ku yaal xadka ay Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan ku dilay tiro dad ah oo shacab ahaa. Afhayeenka ciidamada Booliska ee dalka Kenya Eric Kiraithe ayaa saxaafada in taageereyaasha kooxda Al Shabaab ee ku nool degaanada xadku shalay laayeen 30 ruux oo reer Kenya ah. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sanca Feb 19,2012(qurbejoog.com)-Ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan dalka Yaman Mr Jamaal Binu cumar ayaa maanta yimid caasimadda dalkaasi ee Sanca, si uu ula socdo habka ay dalkaasi uga qabsoomayso doorashada madaxtinimada iyo waqtiga kala guurka ah. Waxana la filayaa in doorashada madaxtinimada dalkaasi ka qabsoonto maalinta salaasada ah ee soo socota, hase yeeshee waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dimishiq Feb 19,2012(qurbejoog.com)-Wafti uu hogaaminayo wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ee Shiinaha Mr Jaa Jin oo booqasho rasmi ah ku joogay caasimadda dalka Suuriya ee Dimishiq, ayaa maanta ugu baaqay k ooxaha mucaaridka ee hubaysan iyo ciidamada qaranka ee xukuumadda Suuriya in ay si deg deg ah u joojiyaan dagaalada iyo rabshadaha ay ka wadaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tripoli Feb 19,2012(qurbejoog.com)-Raysalwasaare ku xigeenka dalka Liibiya Mr Mustafa Abu Shukuur ayaa sheegay in Liibiyada xorta ahi ay cagta saartay dhabbahii ay ku gaadhi lahayd nadaamka dimuqraadiga. Mr Shukuur waxa uu warbaahinta u sheegay in dalkisu ku jiray nadaam diktaatooriyad ah mudadii afartanka sano ahayd ee la soo dhaafay, isla markaana aanay ahayn arin fudud […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Special courtrooms in the Seychelles and Mauritius and purpose-built “pirate prisons” are among measures to be outlined this week as world leaders gather to plan a crackdown on Somali pirates. David Cameron and other world leaders are expected to announce the moves at a meeting in London on Thursday. The aim of the gathering will […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Caynaba Feb 18,2012(qurbejoog.com)-Xoghayihii hore ee Gobolka Saraar Cawil Axmed dheereeye ayaa maanta si rasmi ah Xilkii ugu wareejiyay Xoghaye cusub oo dhawaan wasaarada arrimaha gudaha Somaliland u magacowday. Munaasibad loo sameeyay xil-wareejintan labada Xoghaye Xilalka kula wareegeen oo ka dhacday xarunta Gobolka Saraar ee Caynaba ayaa waxa ka soo qayb galay Maamulka Gobolka Saraar, gaar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 18,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada,Ciyaaraha iyo Dhaqanka ee Somaliland Mudane Cabdi Siciid Faahiye ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa shan xubnood oo haween ah kana mid ah baarlamanka dalka aynu deriska nahay ee Jabuuti oo booqasho ku yimid Caasimada dalka ee Hargaysa. Waxa uu Wasiirku warbixin ka siiyay xubnaha weftigan hawlaha ay wasaaradani qaranka Somaliland uga […]
Posted in Uncategorized | Read More »