Home » 1:18 pm
Entries posted on “February, 2012”
Brussels Feb 20,2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta waxaa booqasho rasmi ah oo labo cisho ah uga bilaabaneysaa magaalada Brussels ee dalka Belgium oo xarun u ah Midowga Yurub (EU). Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa casuumad rasmi ah ka helay madaxda Midowga Yurub oo uu kala hadli doonaa arrimaha Soomaaliya, horumarka baaxadda leh […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Feb 20,2012(qurbejoog.com)-Raysul wasaaraha dalka Britain ayaa maanta ka hadli doona qaar ka mid ah sababha dalkiisu Soomaalida ugu qabanayo shirka caalemiga ah ee London ka furmaya 23ka bishan. Reysul wasaaraha ayaa sheegay in dhalin fara badan oo ka soo jeeda Soomaaliya balse heysta dhalashada dalka Britain in ay haatan ka dagaalamayaan Soomaliya ayna dhici […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Paris Feb 12,2012(qurbejoog.com)-Dalada Mucaaridka Jabuuti ee CNDD ayaa magaalada Paris ku qabatay kulan lagu xusayo isu soo bixii taariikhiga ahaa ee Jabuuti ka dhacay sanad ka hor. Kulankan oo ka dhacay magaalada Paris ayaa waxa ka qeybgalay asaasayaashii dalada CNDD Daahir Axmed Farax oo ah madaxa MRD,Maxamed Kadamy Yusuf oo ah madaxa jabhada FRUD iyo siyaasiga Maxamed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garisa feb 20,2012(qurbejoog.com)-Meelishaad ka tirsan ciidamada Shabaabka ayaa fiidnimadii xalay weeraray saldhig Booliis oo ku yaal duleedka magaalada Garrisa ee Woqooyi Bari Kenya,sidaana waxa saxaafada u xaqiijiyay sarkaal ka tirsan Booliska dalkaasi. Shabaabka ayaa weerarka ay ku qaadeen saldhiga Booliska waxa ay ku dileen mid ka mid askartii halkaa ku sugneyd,waxaaney dhaawaceen mid kale. Shabaabka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mombasa Feb 20,2012(qurbejoog.com)-Burcad badeed Soomaali ah oo dhawaan ay gacanta ku dhigeen ciidamada badda ee dalka Denmark ayaa maxkamadi uga bilaabatay dalka Kenya ka dib kolkii ay dawlada Seychelles oo dalkeeda la geeyay ay diiday in dalkeeda lagu maxkamadeeyo. Burcadan oo tiradooda lagu sheegay in ay afar tahay ayaa laga soo duuliyay Seychelles iminkana maxkamadooda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qahira Feb 20,2012(qurbejoog.com)-Dawladda Masar ayaa maanta go’aansatay in ay u yeedhayso safiirkeedii u fadhiyey caasimadda dalka Suuriya ee Dimishiq, iyadoo fulinaysa cadaadiska ururka Jaamacadda carabtu ku hayso xukuumadda Bashaar Alasad. Waxana hore safiiradoodii uga yeedhay Dimishiq dawladaha iskaashiga Khaliijka carabta, iyagoo ugu baaqay dadka u dhashay wadamadooda ee ku sugan Suuriya in ay dalkaasi si […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waad salaaman tihiin dhamaantiin meel kastoot joogtaanba Mawduuca magaciisa iyo dalku waxaa uu ku sugan yahay isku qiyaasa waxaad aragtaan ama aad maqashaan maalin walba Nin baa waxaa uu yidhi anagu ku sheegi mayno yaan camalkaagu ku sheegin. Waxaa fiican inaan ku cibaaro qaadano maalin walba taariikhdan cajiibka ah ee Ilaahay horteena ku kala badalayo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI, Kenya, Feb 19 – Gunmen believed to be Somali Al Shabaab insurgents killed a Kenyan policeman in the northeastern border region with war-torn Somalia, the latest in a string of attacks, police said Sunday. “We lost one officer in the raid late on Friday night, and another person shot in the attack is still […]
Posted in Uncategorized | Read More »
David Cameron will warn today that Britain faces a growing security threat from Somali-born youngsters who have been “poisoned by radicalism”, as he calls for a fresh drive to rescue the east African state from the grip of terrorists and pirates. The Prime Minister will host an international conference this week on Somalia, which will […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New York Feb 19,2012(qurbejoog.com)-Warbixin ay maanta oso saaray qaramada midawday ayaa sheegaysa in xaalad abaar, gaajo iyo colaad ihi ku habsatay gobolka saxaraha Africa gaar ahaan dalka Nijar. Hay’adda qaramada midowday waxa ay intasi ku dartay in ilaa laba iyo toban Milyan oo qof kuna nool saxaraha ay hayso abaar adag iyo gaajo, taasoo u […]
Posted in Uncategorized | Read More »