Home » 3:02 am Entries posted on “February, 2012”

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo kolkii u horeeysay Safar u baxay kiyoon Xirsi la socon,maxay tahay sababtu?

Hargeysa Feb 21,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa todobaadkan u anbabaxay safar uu ku tegay dalka Britain oo uu uga qeybgalayo Shirka Soomaalida ee London lagu qabanayo Khamiista in soo aadan. Madaxweynaha ayaa kolkii u horeysay garabkiisa midig laga waayay ruuxa uu kalsoonida ugu weyn ee siyaasadeed uu ku qabo waa wasiirka Madaxtooyada Md […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada cirka Kenya oo duqeeyntii Jubooyinka kordhiyay

Qooqaani Feb 21,2012(qurbejoog.com)-ciidamada Kenya ayaa kordhiyay duqeymo ay ku hayeen degaanada Shabaabku ku xoogan yihiin ee ku teedsan degmada Qooqaani iyo Afmadow dhawrkii maalmood ee ina dhaafay. Taliyaha ciidamada Kenya ee ku sugan guddaha Soomaaliya Lt Col Jeff Nyagah ayaa sheegay in Shabaabku xoogoodii ciidan ay Konfurta isugu geeyeen,isla markaana aanu weli xaqiijin karin khasaaraha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudidda la socodka Nuclearka ee QM oo Tehraan gaadhay

Tehran Feb 21,2012(qurbejoog.com)-Magaalada  Tehran  ee xarunta  wadanka  Iiran  waxaa  gaadhay   koox  ka socota  wakaaladda  quwadda  atoomiga  u qaabilsan  qaramada  midawday IAEA. Booqashada  khubaradaasi  ayaa qaadan doonta  muddo laba  maalmood ah,  waxaanay  saraakiishu sheegeen  inaanay  ahayn  mid ku salaysan  hawlo baadhitaano ah,  balse  ay  tahay  socdaal ay  kulamo kula yeelayanaan saraakiisha  waddankaasi. Madaxa  waftiga  ka socda  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalis raise concerns about London conference agenda

Somalis living in the UK say diaspora groups have not been properly consulted ahead of Thursday’s international conference in London aimed at setting a course for a country ravaged by war for two decades. Somali representatives of UK organisations addressed some of the questions raised by readers at a roundtable organised by Global development on […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenyan airforce hits Somali town

Nairobi. Kenyan troops intensified attacks on Al-Shabaab in Somalia with air strikes on a key rebel settlement at the weekend.They carried out air strikes in Xhwayo Town, 30 kilometres from Belles Qoockani Town on their way to Afmadow. The commander of Kenya’s forces in central Somalia, Lt Col Jeff Nyagah, said Al-Shabaab insurgents had concentrated […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dayactirka Wadooyinka degmedda Gacan-libaax oo la dardargelinayo

Hargeysa Feb 20,2012(qurbejoog.com)-Hargeysa (DHH)- Guddoomiyaha degmadda Gacan-libaax ee magaaladda Hargeysa Khadar Cismaan Guulleed, ayaa maanta sheegay inay dardargeliyeen adeegyada ay u hayaan bulshada ku dhaqan degmadaasi gaar ahaan horumarinta jidadka iyo adeegyadda bulshadda. Khadar Cismaan Guulleed wuxuu sheegay inay saaka soo cabireen laba goobood oo ay dawladda Hoose ee Hargeysa ka hirgelin doonto laba barkadood […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali group praise for MP’s khat battle

MP Mark Lancaster has been honoured for his fight to ban the drug Khat. The member for Milton Keynes North was praised for his efforts by Milton Keynes Somali Association last week. Khat is a shrub which contains cathinone, an amphetamine-like stimulant, which is said to cause excitement, loss of appetite and euphoria. It is […]

Posted in Uncategorized | Read More »

What role for the diaspora in Somalia’s future?

In the run-up to the 23 February London conference on Somalia, a flurry of meetings have been held with Somalis in the diaspora to elicit their thoughts on the way forward for the country. This kind of engagement may be unprecedented; the Foreign Office’s efforts to include as many people as possible in this consultation […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Official: EU set to support expanded Somali peacekeeping force

BRUSSELS — The European Union is willing to help pay for more African Union peacekeepers in Somalia in an effort to clear al-Shabab militants from the country, a senior official said Monday. The official, who could not be named under EU rules, said the bloc is prepared to provide “significant new resources” to help fund […]

Posted in Uncategorized | Read More »

NAFTAYDAAN NACAY ee sidaan u Daaweeyaa?

Waa waajib ina saaran in aynu   ku dadaallno ilaalinta caafimaadkeenna jidhka, innagoo joojinayna  cabbista Sigaarka, samaynaynana jimicsi badan, iyo innakoo yaraynayna dufanka ku jira cuntadeenna. Sidoo kale, waxaan wax  uga qaban karnaa  cafimaadkeenna xaga nafsaaniga ah. Barashada is-dejinta (Learning to relax) Tani waa xirfad qof kasta ay tahay inuu barto. Waxa jira buugaag iyo cajalado […]

Posted in Uncategorized | Read More »