Home » 8:11 pm
Entries posted on “February, 2012”
Hargeysa Feb 22,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Somaliland Mudane C.laahi Jaamac Cismaan “Geel Jire” ayaa ka qayb galay Munaasibad lagu xusayay Maalinta afka hooyo ee Soomaaliga oo lagu qabtay Xarunta Jaamacada Admas. Waxaa Munaasibadan soo qaban qaabisay Jaamacada Admas iyo Ururka PEN kaas oo ay ka qayb galeen maamulka,ardayda, macalimiinta, Aoon yahano iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The February 2012 Somalia London Conference; A Foggy Charade for Somaliland By: Mohamed Muse Dualeh Democracy Action Group-SL (DAG-SL) February 22nd 2012 Despite the Londoners claim that the fog of December 1952 which killed approximately 4000 people is a myth, the City of London cannot shrug off its reputation as Foggy City. Its validity […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Feb 22,2012(qurbejoog.com)-Shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Brutain ayaa manta isu soo bax balaadhan ka hor sameeyay xafiiska Reysul wasaaraha dalkaasi xili uu la kulmayay madaxweynaha Somaliland. Shacabka reer Britain ayaa isu soo baxooda waxa ay ku muujinayeen goaankooda qadiyadeed ee gooni isu taaga Somaliland. Sidoo kale waxa isu soo baxayaashu u jeedinayeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Abdirashid Duale is CEO of Dahabshiil and a proud Somalilander. Dahabshiil is one of the biggest international money transfer companies in the Horn of Africa and I caught up with him between trips (his, not mine) between London, Hargeisa (the capital of Somaliland) and Dubai – where Dahabshiil has its second main office. Duale himself […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bardaale Feb 22,2012(qurbejoog.com)-Ciidamada dawlada KMG ah iyo kuwa Itoobiya ayaa maanta dagaal uga difaacay magaalada Bardaale ee gobolka Bay ka dib kolkii ay weerar rogaal celis ah ku soo qaadeen kooxda Al Shabaab oo hore halkaa looga saaray. Saraakiil ka tirsan ciidanka dawlada ayaa saxaafada u sheegay in ay dagaalka ku jebiyeen Shabaabka isla markaana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tehran Feb 22,2012(SDN)-Dawlada Islaamiga ah ee dalka Iraan ayaa Maanta bilowday Dhoola tus Milateri oo socon doona mudo afar cisho ah kaas oo ujeedada laga leeyahay ay tahay sidii loo difaaci lahaa xarumaha Nukliyeerka ee wadankaasi hadii weerar lagu soo qaado. Xukuumada Tehraan ayaa balan qaaday inay jawaab deg deg ah ka bixin doonto cid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mombasa Feb 22,2012(somalidiasporanews.com)-Qareenka nin Kenya loogu hayo falal argegixiso ka dib kolkii lagu qabtay walxo qarxa ayaa saxaafada u sheegay in la garaacay si uu u qirto denbigaas. Chacha Mwita oo ah qareenka Jermaine Grant oo ciidamada amaanka Kenya xabsiga ku hayaan isaga iyo nin kale ayaa sheegay in la garaacay kolkii la qabtay bishii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Brusselles Feb 22,2012(somalidiasporanews.com)-Dawladaha ku bahoobey midawga Yurub ayaa isu gabal dhacsaday si ay uga gaaraan goaan in dawlada Giriiga la amaahiyo wejigii labaad ee lacago lagu bari taarayo dhaqaalaha dalkaas musalafka qarka u saaran. Dawladaha Reer Yurub ee wadaaga lacagta ayaa in dhawaalaba eegayay in Giriigu fuliyo shuruudo ay ku xidheen bixinta amaahaha dalkaasi sida […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Feb 22,2012(SDN)-Dawlada Kenya ayaa ku eedeysay kooxda Al Shabaab ee ka arimisa inta badan konfurta Soomaaliya in ay ogaan isaga hortaagtay raashin dadka ku hoos nool maamulkooda. Dawlada Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeedu intooda badani ay todobaadyadii la soo dhaafay ku hawlanaayeen raashin qeybin halkii ay ka fulin lahaayeen hawgalo ka dhan ah shabaabka. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
January 19’s Soup with the Supe event began with a song and dance performed by students from Whittier elementary school. The kids sang in Somali before a crowd of mostly Somali parents and community members, who were gathered to share a meal and participate in a question and answer session with Minneapolis Superintendent Bernadeia Johnson. […]
Posted in Uncategorized | Read More »