Home » 4:17 pm Entries posted on “January, 2012”

Loud blasts heard near Somali rebel bases

(Reuters) – Two loud explosions rocked a rebel stronghold about 13 km from the Somali capital on Saturday and a third blast was heard close by, residents said, but it was unclear who was behind them. “We heard two big explosions and then we saw clouds of smoke rising from near the bases of al […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland oo ka beensheega safarada masuuliyiinta Somaliland booqda(DHEGEYSO)

Hargeysa Jan 21,2012(qurbejoog.com)-Wasirka wasaarada arrimaha dibedda ee Somaliland Md Maxamed Cabdilahi Cumar ayaa tiraba dhawr jeer ka been sheegay doorka uu ku leyahay safarada masuuliyiinta booqashada ku taga Somaliland. Wasiirka ayaa hore uga beensheegay in uu ku lug lahaa safar uu dalka ku yimi Xoghayaha urur goboleedka IGAD  Md Maxbuub Macalim oo uu sheegay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muxuu salka ku hayaa khilaafka madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo xubnaha wasiirada ah ee heysta dhegta madaxweyne Siilaanyo?

Hargeysa Jan 21,2012(qurbejoog.com)-Waxa dhawaan soo shaacbaxday in madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Saylici uu ka biyo diiday habdhaqanka xubno ka tirsan gollaha wasiirada ee Somaliland ee heysta dhegta madaxweyne Axmed Siilaanyo. Madaxwene ku-xigeenka Somaliland ayaa in muda ahba dulqaad ku wejahayay habdhaqanka wasiirada Madaxtooyada iyo arrimaha dibedda oo lidi ku ahaa hanaanka dawladnimo oo ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Where somaliland stands now?

It is been three years, since I wrote an article to the somaliland media, and the reason that it took me so long to write an article is because when somaliland face a political dilemma before this new administration, including closing of  house of parliament, Calling for impeachment  of the president at that time and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalis launch Labour Friends group to fight next Tower Hamlets election

It has launched a Somali Friends of Labour organisation with a political activist mother preparing for the 2014 Tower Hamlets council elections. Amina Ali urged the launch meeting at Bethnal Green’s St Margaret’s House community centre to be involved in the politics of the place they call home. “People like us have been invisible too […]

Posted in Uncategorized | Read More »

A Graphical Tour Through The Climate Of 2011

New data from the National Oceanic and Atmospheric Administration and NASA show that for the 35th year in a row, the globe was warmer than average during 2011, and about the 10th-warmest year on record since 1880. Officials said warming was hindered somewhat by a La Niña event in the Pacific Ocean, but owing in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali and African Troops Hit Rebel Posts in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Government and African Union forces began a heavy offensive early on Friday against insurgent strongholds on the outskirts of the capital, Mogadishu, trying to drive the Islamic militants they have long battled out of the city, officials and witnesses said. African Union and government forces said they took over strategic positions controlled […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Jabuuti oo maanta qabaneysa doorasho aaney cidi isu diiwaan gelin

Jabuuti Jan 20,2012(qurbejoog.com)-Xukuumada Jabuuti ayaa bilihii u danbeeyay waday dedal ay ku diiwaan gelineyso shacabka doonaya in ay ka qeybgalaan doorashooyinka gollaha degaanka ee Jabuuti. Shacabka Jabuuti ayaase dhabarka u jeediyay dalabka xukuumada ka dib kolkii ay soo baxday in doorasho walba oo Jabuuti ka dhacda in xukuumadu natiijadeeda hore u goaamisay. Diiwaangelinta codbixiyeyaasha ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Ifraax Cali Kirix: Waxyaabaha ii qorshaysan waxa ka mid ah sidii aan isugu xidhi lahaa Golaha Deegaanka Jonkoping ee aan ka tirsanahay iyo Golaha Deegaanka Hargeysa(DHEGAYSO)

Hargeysa Jan 20,2012(qurbejoog.com)-Wareysi aanu la yeelanay Ifrax Cali Kirix oo ah mid ka mida xildhibaanada gollaha degaanka ee magaalada Jonkoping ee dalka Sweden ayaa nooga waran sidii xilkaa ugu tartantay iyo waxyaabaha u sahalay guushaasi. Xildhibaanada oo u warantay wariyahayaga magaalada Hargeysa Saciid Yare ayaa waxa ay si qoto dheer uga warantay qodobo ay ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hoos u dhac ku yimi weeraradii Burcad badeeda caalamka iyo Soomaalida oo khatartoodi sii siyaaday

Kuala Lumbur Jan 20,2012(qurbejoog.com)-Weerarada ka dhaca Baddaha caalamka ayaa sanadkii ina dhaafay mudo shan sanadooda hoos u dhacay halaka khatarata Burcad badeeda Soomaalidu ay kor u kacday,sidaana waxa sheegay heyad dusha kala socota hawlaha badmaaxyada. Heyadan oo la yidhaahdo International Maritime Bureau ayaa sheegtay in sanadkii hore ay badaha ka dheceen uun 439 weerara halaka […]

Posted in Uncategorized | Read More »