Home » 4:43 pm
Entries posted on “January, 2012”
Dimishiq Jan 24,2012(qurbejoog.com)-Kormeereyaashii carabta ee dalka Syria mudaba u joogay sidii ay u hubin lahaayeen heshiis nabadeed oo u dhexeeyay dawlada dalkaasi iyo mucaaridka oo iminka mudo sanad ku dhaw iska horimaadyo isaga hor imanayay ayaa dalalkoodu dib ugu yeeranayaan. Mucaaridka Syria ayaa hore ugu eedeeyay in aaney qaban hawshii loo igmaday e aheyd in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Jan 24,2012(qurbejoog.com)-Madaxweyne ku-geenka Somaliland Md Cabdraxmaan Saylici ayaa ka dib khilaaf soo shaacbaxay oo u dhexeya isaga iyo qaar ka mid ah wasiirada heysta dhegta madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa ku goodiyay in uu iscasilayo hadii aan wasiiradaa xilka laga qaadin. Madaxweyne Axmed Siilaanyo aya ilaa iyo haatan u muuqda in uu la safan yahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 24,2012(qurbejoog.com)-Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta iyo wacyigelita Faysal Cali sheekh ayaa Hotel Maansoor uga furay qaar ka mida ururada Bulshada Somaliland aqoon isweydaarsi lagaga hadlayo ka hortaga cudurka dilaaga ah ee AIDSka. Aqoon isweydaarsiga ayaa socon doona mudo shan maalmood ah waxa ka qeyb qaadanaya xubno ka tirsan ururada Bulshada ee Somaliland iyo kuwa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mumbai Jan 24,2012(qurbejoog.com)-Burcad-badeed Soomali ah oo tiradooda lagu sheegay 120 ayaa lagu maxkamadeynayaa dalka Hindiya ka dib kolkii lagu soo qabqabtay hawgalo kala duwan oo ay qaadeen ciidamada dalkaas ee ku sugan badaha geeska Africa. Buracdan oo lagu soo eedeeyay in ay ku lug lahaayeen hawlgalo hubeysan oo ay ku qaadeen maraakiib laga leeyahay dalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Jan 24,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka wasaarada Deegaanka iyo horumarinta reer Miyiga Md Maxamuud Saciid Gacameey iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku jooga degmada Dhahar ee gobolka Badhan. Wasiirka ayaa intii uu ku sugnaa magaalada Dhahar waxa uu kulamo la xidhiidha adkeynta nebedgelyada la qaatay madaxdhaqameedka iyo qeybaha bulshada Dhahar. Wasiirka ayaa safarkooda eegaas uga sii gudbay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
OTTAWA – The Harper government has wanted the navy to play a bigger role in battling Somali pirates in the waters off East Africa, but has been stymied about what to do with potential prisoners, documents reveal. The international effort to contain the pirating of commercial shipping in the Gulf of Aden and beyond is […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A Sessions court is scheduled to frame charges against 120 Somali nationals, who are alleged to be pirates, on January 31. The accused, currently lodged at Taloja Jail, were arrested in March 2011 for allegedly hijacking ships like Vega 5 and Al-Murtuza. According to the chargesheet filed by the Yellow Gate police station, they will […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Jan 23,2012(qurbejoog.com)-Waan waan maanta lagu dhexdhexaadinayay madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici ayaa ku soo dhamaaday natiijo la’aan ka dib kolkii Madaxweyne Siilaanyo ka garbixi waayay qodabadii Saylici la shir yimi. Dhexdhexaadinta maanta ayaa waxa ka qeybqaatay shirgudoonka wakiilada Cabdiraxmaan Ciro iyo Cabdicasiis Samaale,sidoo kale waxa kulankii madaxtooyada ee maanta waxa goobjoog […]
Posted in Uncategorized | Read More »
1. Complete abandonment of the failed formula of 4.5. No tribal representation of any kind. If Somalis should have learned one thing from the last 20 years it should be this: You cannot build a nation with tribes. You can only create havoc, rivalry, mutual annihilation. 2. There is a distinct possibility that this conference […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Badhan Jan 23,2012(qurbejoog.com)-Wefdi wasiiro ah oo ka socda xukuumada Somaliland ayaa beryahanba booqasho ku gaalaa baxayay degaanada bariga gobolka Sanaag oo ay mashaariic horumarineed halkaa dhagax dhigay. Wefdiga ayaa maanta dhagax dhigay Dhisme Cusbitaal isla markaana qodaal ku bilaabay ceel biyood laga hirgelinayo magaalada Badhan. Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Md Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »