Home » 12:39 am Entries posted on “January, 2012”

Man admits sending ‘Somali Three’ terror funding

A Londoner who was caught with numerous jihadist videos has admitted sending cash to Somalia for terror training. Shabaaz Hussain, 28, from Stepney, east London, confessed to seven counts of fundraising for terrorists at Woolwich Crown Court. He admitted sending nearly £9,000 so three British men – Muhammed Jahangir, Tufual Ahmed and Mohammed Shahim – […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Vermont juror’s research on Internet about Somali Bantu culture prompts new sex assault trial

MONTPELIER, Vt. — A Somali Bantu immigrant convicted of sexually assaulting a child will get a new trial because a juror may have been influenced by information he found on the Internet about the Somali culture, the Vermont Supreme Court ruled Friday. The Somali culture played a significant role in the trial of Ali M. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxda labada Sudan oo Itoobiya loogu kala dabqaadayo

Adis Ababa Jan 27,2012(qurbejoog.com)-Madaxda labada Sudan ee dhawaanta kala tagay ayaa lagu wada hadal siinayaa magaalada Adis Ababa ka dib muraan lexaad leh oo sababi kara dagaal uu ka dhashay shidaalka laga soo saaro Konfurta oo Woqooyigu dhoofiyo. Woqooyiga ayaa dhawaan kordhiyay canshuuraha laga qaado dhuumaha badda gaadhsiiya shidaalka Konfurtu dunida u iibgeyso,taas oo ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Raysul wasaare Gaas oo isku shaandheyn sameeyay

Muqdisho Jan 27,2012(qurbejoog.com)-War maanta laga soo saaray xafiiska reysul wasaaraha KMG ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in isku shaandheyn kooban lagu sameeyay xukuumada. Talaabadan ayaa dhaqan geli doonta kolka madaxweynuhu saxeexo isbedeladan uu Md Gaas soo jeediyay. Isbedelada ayaa sidan u qoran; 1 Mudane C/kariim Cabdi Abiikar, waxaa loo magacaabay wasiiru dowlaha xafiiska Madaxweyna. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Casualties rise as U.S.-backed armies try to subdue Somalia

During mid-January, the number of deaths and injuries in Somalia escalated as foreign military forces accelerated their campaign to destroy the al-Shabab Islamic resistance movement and subdue areas of the country under its control. The invading troops come from Ethiopia, Kenya and the African Union Mission to Somalia (AMISOM). They are financed and backed by […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waa maxay nuxurka Safarka Wasiirada Somaliland ay degdega ugu kicitimeen Adis Ababa?

Hargeysa Jan 27,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka arrimaha dibedda oo uu weheliyo wasiirka arrimaha guddaha ee Soomaalind ayaa maanta safar degdega ugu anba baxay dalka Itoobiya iyada oo safarkoodu kala ujeedo ahaa. Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Md Maxamed Cabdilahi Cumar ayaa ujeedada safarkiisu yahay sidii xog said ah xukuumadu uga heli laheyd shirka dawlada Britain qalqaalineyso. Madaxweyne Axmed Siilaanyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Burcad-badeed: Mareykanku hadii uu isku dayo in uu xoog ku furto ninkan aanu heysano waa la wada dhiman doonaa

Gaalkacyo Jan 27,2012(qurbejoog.com)-Burcad-badeed afduub ku heysata nin Mareykan ah oo wariye ah ayaa maanta war ay soo saaren ku sheegay hadii Mareykanku isku dayo in uu furto in ay dilayaan isaga iyo cidii isku dayda in ay furato. Hadalkan ayaa jawaab u ah hawlgal ciidamada Mareykanku ay ku furteen laba ruux oo ay Burcad-badeed kale […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Arday dhigata Jaamacada Alfa ee Hargeysa oo daabacay buuq Qaamuus ah

Hargeysa Jan 27,2012(qurbejoog.com)-Guddoomiye ku-xigeenka Gollaha Wakiilada Somaliland Md Cabdicasiis Samaale ayaa ka qeyb galay kulan lagu daahfuray buug cusub oo Qaamuus ah oo ay daabaceen sadex ka mid ah ardeyda dhigata Jaamacada Alfa. Xaflada bandhiga Buugan Qaamuuska aha ayaa ka dhacday Hotel Imperial ee magaalada Hargeysa ayaa sidoo kale waxa ka qeybgalay masuuliyiin ay ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Rawlings mediates on the Somali parliament crises

The African Union High Representative for Somalia H.E. Jerry John Rawlings paid a one day visit to Mogadishu Wednesday where he held meetings with various stakeholders as part of the AU’s continued efforts to resolve the current political standoff in the Transitional Federal Parliament (TFP). Mr Rawlings held talks with the president of the Transitional […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ergeyga Midawga Afirca oo Muqdisho u tegay dhexdhexaadin

Hargeysa Jan 27,2012(qurbejoog.com)-Ergeyga gaarka ah ee Midawga Africa u qaabilsan Soomaaliya Mr Jerry Rawlings ayaa shalay booqasho maalin qaadatay ku tegay magaalada Muqdisho si uu dhexdhexaadin uga galo khilaafka baarlamaanka KMG ah. Mr Rawlings ayaa madaxtiiyada kula kulamay ergatega QM Augustine Mahiga,madaxweyne Shariif Sh Axmed iyo reysul wasaare Cabdiweli Gaas. Ergeyga ayaa deeto mid mid […]

Posted in Uncategorized | Read More »