Home » 3:03 am
Entries posted on “January, 2012”
NORFOLK, Va. — The Somali ambassador to the United Nations said Wednesday that a man from his country charged with piracy should be tried in Somalia instead of the Virginia courtroom where he’s being prosecuted. Ambassador Elmi Ahmed Duale had been subpoenaed to testify at an evidentiary hearing in the case, but invoked diplomatic immunity […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Even the best aid agencies find they can rarely admit their faults. Aid depends on donations, and donors need to feel confidence and trust to hand over money to an aid agency, which means the $126-billion-a-year foreign aid industry might collapse if aid groups didn’t present a convincing portrait of capable altruism. In some ways, that’s […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Jan 18,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka wasaarada arrimaha Guddaha ee Somaliland Md Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa maanta kulan balaadhan kula qaatay qolka shirarka ee wasaaradiisa madax dhaqameed aad u faro badan oo isaga kala yimi dhamaan degaanada ay Somaliland ka kooban tahay. Md Duur ayaa madax dhaqameedkan kala hadalay guud ahaan xaalada dalka khaasatan marxaladan u danbeeysay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Lascanood Jan 18.2012(qurbejoog.com)-Taliyaha ciidamada Somaliland Col. Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif iyo lataliyaha dhanka ciidamada Cabdisamad Xaaji Cabdilaahi iyo taliyaha ciidamada ee aaga bari Col Maxamed Cabdi Aadan iyo saraakiil kale ayaa booqasho ku jooga magaalada Laascaanood. Masuuliyiintan ayaa intii ay booqashada ku gudo jireen kulamo kala duwan la qaatay madaxdhaqameedka,waxgaradka iyo dhamaan qeybaha Bulshada ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Paris Jan 18,2012(qurbejoog.com)Mucaaridka Jabuuti iyo Qurbejoogooda ayaa maalmihii u danbeeyay waday qorsheyaal ay meel isugu geynayaan damacooda isbedel doonka ah ee dalkaasi loogu soo dabaalayo hanaan dimuqraadiyadeed. Dhawaan ayay aheyd kolkii dalad ay ku mideysnaayeen mucaaridka Jamhuuriyada Jabuuti ay burburtay kolkii rag siyaasada mudo dheer ku jiray ay la jaanqaadi kari waayeen habka qudha ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adis Ababa Jan 18,2012(qurbejoog.com)Rag hubeysan oo ilaa haatan aan la sheegin cida ay yihiin ayaa weerar ku qaaday dad dalxiiseyaal ah oo booqanayay Woqooyi Bari Kenya,sida uu shaaciyay Televisionka ETV ee dalka Itoobiya. Shan ka mid ahaa dadka la weeraray ayaa geeriyooday halka ilaa dhawr kalena lagu dhaawacay weerarka lagu qaaday shalay dadkan dalxiiseyaasha ahaa. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dimishiq Jan 18,2012(qurbejoog.com)-Dawlada dalka Syria ayaa si qayaxan ugu gacan seydhay in ciidamo ka socda dalalka Carabta la geeyo dalkooda si ay ukala dhex galaan dadka kacdoonka wada iyo ciidamda dalkaas ee gamta ku haya. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in labadii todobaad ee u danbeeyay ay dalka Syria ku dhinteen dad tiradooda ay ku sheegeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Unknown assailants killed five foreign tourists in Ethiopia’s northeastern Afar region, state television reported. The foreigners, whose nationalities were not immediately known, were killed on Monday in the remote region bordering Eritrea, Ethiopian Television (ETV) said on Tuesday, citing the defence ministry. ETV said two tourists were injured severely and have been brought to a […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Looking at the bare statistics, it does appear that Nato’s anti-piracy operation has been more successful in the last 12 months, though nobody is pretending the problem is anywhere near solved. The capture of Somalis in recent months has also helped the Royal Navy and other allies to understand a little more about the motivation, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(AP) NAIROBI, Kenya — Africa Oil says it has begun drilling for oil in Somalia’s semiautonomous northern region of Puntland. A Tuesday statement says the company is drilling a well in the Dharor Valley and will shortly begin drilling another one in the Nugal Valley, both in south-central Puntland. The statement says the two regions […]
Posted in Uncategorized | Read More »