Home » 11:35 pm
Entries posted on “December, 2011”
Pyongyang Dec 25,2011(qurbejoog.com)-Wiilka ugu yara inamada uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Woqooyiga Kuuriya ayaa ay ciidamada dalkaasi u aqoonsadeen in uu yahay taliyahooda iyo madaxweyanaha cusub ee dalkooda. Kim Jong-Un oo aabihii uu geeriyooday todobaadkii hore ayaa maanta markoo sadeexaad booqday goobta uu meydka abihii yaalo.isaga oo ay markan weheliyaan saraakiisha sar sare ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Damaturu Dec 25,2011(qurbejoog.com)-Ciidamada amaanka ee dalka Nigeria ayaa dagaal kala hortagay meliishaadka kooxda Islamiga ah ee Boko Xaraam oo weerar ku qaaday degaano ka mid ah woqooyiga dalkaasi. Boko Xaaraam oo todobaadkan laga qabtay aasaasihii kooxdaasi isla markaana dhintay intii uu ku jiray gacanta Booliska ayaa weeraro aan kala joogsi laheyn ku qaaday gobolka Damatura. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Dec 25, 2011 (qurbejoog.com)- Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo kasoo duulay Magaalada Garoowe oo uu kusoo idlaaday shirka wadatashiga oo ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay ayaa xalay waxaa uu dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaan hawl wadeenada shabakaddan Caalamiga noqotay ee somalidiasporanews.com iyo akhristayaashaba ku salaamayaa salaanta Islaamka Assalamu Calaykum Waraxmatullaah. Waxaa igu qasbay inaad jawaabta soo qoro markii aan arkay haddalada ku yaala iyo weedhaha aan laga aamusi Karin ee uu dhigay ninka magaciisa qariyay ee AbuSharaf96@hotmail.com la baxay, cinwaanka maqaalkiisa kor ku qoran wuxuu isku waydiiyay su’aal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOGADISHU (Reuters) – Somalia appealed against a decision by a U.S. bank to shut down its money transfer service that serves as a lifeline for tens of thousands of Somalis who depend on remittances, saying the closure could lead to the collapse of the economy. Sunrise Community Banks handles a large amount of Somali transfers […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI — Six people were wounded in Kenya on Saturday when a grenade exploded in a bar in a town bordering Somalia, the latest such attack since Nairobi sent troops into its war-torn neighbour, police said. “An explosion has occurred in a bar in Wajir. Six people have been wounded,” a senior police officer in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Portland Dec 24,2011(qurbejoog.com)-Xafiiska FBIdu ku leedahay magaalada Portland ayaa dhawaan u garatay Muuse Olol oo ah afhayeenka urur Soomaalidu ku leedahay magaaladaas oo magaciisa loo soo gaabiyo SACOO oo gacan u fidiya dadka Soomaalida ah ee ku nool gobolka Oregon. FBIda ayaa sheegtay in Muuse abaal marinta ku muteystay hawsha baaxada leh ee uu ururka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New York Dec 24,2011(qurbejoog.com)- Shukri Xaaji Baandare oo dhawaan abaalmarin lagu guddoonsiiyay dalka Mareykanka ayaa waxqabadka ay ay arrintan ku muteysatay waxa ka mid ahaa sida hufan ee ay uga soo dhalaashay hawshii taarikhiga aheyd ee ay guddidii u horeysay ee doorashooyinka Somaliland soo qabteen. Shukri oo ay abaal marintan u garatay heyada caalemiga ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Paris Dec 24,2011(qurbejoog.com)-Xaakim Faransiis ah oo Jabuuti lagu dilay kal hore ayaa mudo dheer waxa uu dhex dhigay caqabad siyaasadeed ka dib kolkii si dhab ah baarid loogu sameyn waayay sababaha ku xeedhnaa dilkiisa. Xaakim Borell ayaa waxa ay dawlada Faransiiska wasaaradeeda cadaaladu waxa ay hore u qabtay in uu is dilay,balse xog dhawaan soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mudanayaal & Marwooyin; Waxaan idinku wargelinayaa in manta oo ay taariikhdu tahay 23ka Bisha Disembar 2011ka, Hoggaanka Xisbiga Leebarka Somalia uu yeeshey Shirkiisa Koowaad iyagoo ka soo qeyb galey Guddoonka, Xoghayaha Guud iyo Madaxda Fulintaba , warbixinno laga dhegeystey Xoghayaha Guud iyo qaar kale oo ka tirsan Hoggaanka ee ku saabsan Arrimaha Somalia, Afrika iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »