Home » 10:14 am Entries posted on “December, 2011”

Muqdisho: Ciidamo ka tirsan DKMG oo dhaawacay Xildhibaan ka tirsan barlamanka

Muqdisho Dec 26,2011(qurbejoog.com)- Duhurnimadii maanta ayaa Ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya wax ay Taalada Sayidka ee Magaalada Muqdisho waxaa lagu dhaawacay Xildhibaan ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya.   Ciidamada ayaa la sheegay in Xildhibaanka oo watay gaari yar oo nuuca raaxada ah ay ku amreen in uu is taajiyo, hase ahaatee intaasi kaidb ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prof Xuseen Warsame oo nooga waramay Shirkii wadatashiga Soomaalida ee Garoowe lagu qabtay

Ottawa Dec 26,2011(qurbejoog.com)-Waxa dhawaan lagu so gebagebeeyay magaalada Garoowe ee Puntland shirkii wada tashiga Soomaalida qeybtiisii labaad. Hadaba si aanu xog dheeri ah uga helo oo aanu ugu kuur galo qodobada halkaa la iskula qaatay waxaanu la xidhiidhnay Prof Xuseen Warsame oo culuunta dhaqaalaha ka dhiga Jaamcada Calgery ee dalka Canada. Prof Xuseen ayuunu sidoo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qorshaha nabadeynta Soomaaliya ee Britain oo la dhaleeceeyay

London Dec 26,2011(qurbejoog.com)-Qorshe dhawaan ay soo bandhigtay dawlada Britain ayaa waxa ka soo horjeestay kooxaha ka soo horjeeda dagaalada,xeeldheereyaal iyo xildhibaano. Dadakan ka soo horjeeda farogelin ay UK ku sameyso ayaa soo daliishanaya damac dhaqaale oo UK ku jira,khaasatan shidaalka Soomaliya. Xildhibaan ka tirsan xisbiga Labourka UK ayaa magaciisa ku biiriyay walaaca laga qabo in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada Amniga ee dalka Ugaandha oo shacabka dalkooda feejignaan ugu baaqay

Kampala Dec 26,2011(qurbejoog.com)-Ciidamada Amaanka ee dalka Ugaandha ayaa soo jeediyay in shacabku feejignaado mudada lagu jiro damaashaadyada sanadka dabaayaqadiisa. Xafladaha Masiixiga iyo kuwa sanadka cusub ayaa iminka si habsami leh dalkaa uga socda. Ciidamada ayaa shacabka ku booriyay in ay fiiro gaadha u yeeshaan alaabada aaney cidi la joogin sida shandadaha,gawaadhida iyo dadka u muuqda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkii Garoowe oo Shariif Xasan u xalaaleeyay xilkii laga qaaday

Garoowe Dec 26,2011(qurbejoog.com)-Shirkii dhawaanta lagu qabtay magaalada Garoowe ee wada tashiga Soomaalida ayaa waxa ka qeyb galay kiyoo metelaya Baarlamaanka Soomaaliya. Arintan ayaa waxa ay lidi ku tahay goaan dhawaan uu saaray baarlamaanka Soomaaliya oo xilka uu uga qaadadey Shariif Xasan sheekh Aadan. Ergeyga gaadhka ah ee Soomaaliya iyo madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The Garowe principles: Solution or deepening the Somali crisis

A document referred to as the Garowe principles came out of the Somali national consultative constitutional conference held in Garowe city of the semi-autonomous region of puntland on December 21-23, 2011. While many are skeptical of the potential implementation of this document and view the outcome of the Garowe conference as rehashed and recycled principles […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wefdi wasiiro Somaliland ah oo maanta gaadhay Qaahira

Qaahira Dec 25,2011(qurbejoog.com)-Wefdi Wasiiro ah oo ka socda Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Qaahira si ay kulamo rasmi ah ula yeeshaan madaxda dalka Masar. Wasiiradan oo kal ah wasiirka wasaarada arrimaha dibedda iyo iskaashiga Caalemiga Md Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo wasiirka Madaxtooyada Md Xirsi Xaaji Xasan. Sidaana wax lagu sheegay war saxaafadeed kooban oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxay tahay sababta madaxweyne Axmed Siilaanyo uga werwersan yahay in Maxamed Xaashi is-casilo?

Hargeysa Dec 25,2011(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa tiraba markii sadexaad ku qanciyay in aanu wasiirka Maaliyada Somaliland Maxamed Xaashi aanu is-casilin ka dib kolkii khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo xubin kale oo ka tirsan Gollaha xukuumada. Isweydiinta ugu badani waxa ay aheyd sababta madaxweyne Axmed Siilaanyo uga aqbali waayay iscasilaada wasiirka maaliyada? Ma waxa uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qarax Wajeer ka dhacay oo lix ruux ay ku dhaawacantay

Wajeer Dec 25,2011(qurbejoog.com)-Qarax shalay ka dhacay magaalada Wajeer goob maqaaxi ah ayaa waxa ku geeriyooday ilaa lix ruux oo halkaa ku sugnaa. Waa qaraxii u danbeeyay ee ka dhaca guddaha dalkaasi intii ay dawlada Kenya ciidamadeed u dirtay guddaha dalka Soomaaliya. Qaraxan oo uu saxaafada u xaqiijiyay mid ka mid ah saraakiisha ciidamada Booliska oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ee ARD Qaasim Axmed Dini oo abaabul siyaasadeed ka wada guddaha Jabuuti

Jabuuti Dec 25,2011(qurbejoog.com)-Madaxa xisbiga ARD Md Qaasim Axmed Diini oo dhawaan booqasho shaqo ku jooga Jamhuuriyada Jabuuti ayaa wada dhaqdhaqaad siyaasadeed oo dalka laga dareemay. Md Qaasim oo dhawaan dalka yimi kiyoo ka soo duulay Farance oo xarun u ahyed sanadihii u danbeeyay ayaa waxa uu ka qeyb galay xuska sanad guuradii 20naad ee ka soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »