Home » 10:09 pm Entries posted on “December, 2011”

Madaxweynaha Yemen oo mugdi geliyay heshiis uu dhawaan sexeexay iyo Mareykanka oo ka fiirsanaya codsi dalku gal

Sanca Dec 27,2011(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax ayaa sheegay shalay in uu dalka mudo kooban ka maqnaan doono oo uu tegi doono Mareykanka balse uu soo noqon doono. Kooxaha isbedel doonka ah ee dalkaasi ayaase walaac ka muujiyay hadalkan o lidi ku ah heshiis uumadaxweyne Saalax dhawaan sexeexay. Madaxweyne Saalax ayaa sheegay in uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia may lose $100m in American remittances

Famine-affected Somalis may lose their access to about $100 million in remittances from relatives living in the US, according to charities. NGOs have urged the Treasury and a US bank to not disrupt cash transfers to Somalia, a place where over 250,000 people are affected by famine. The Franklin Bank, considered the last major American […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali hip-hop band fighting al-Shabaab for hearts and minds

Shine Ali doesn’t scare easily. If he did, he would not be with his band in a basement studio in Nairobi, rapping lyrics that challenge the Islamist rebels who control much of his homeland, Somalia – and whose reach extends deep into the Kenyan capital. Ali is well aware of the risks he is running. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali pirates paid Sh1.7 bn in one year, says maritime boss

Somali pirates have been paid Sh1.7 billion as ransom over the last one year, a maritime official has said. The Kenya Maritime Authority (KMA) Director General Nancy Karigithu said there were at least 219 attacks on ships in the coast of Somalia since last year. Attributing the information to the International Maritime Bureau, she said […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalis agree on formula to pick MPs

A United Nations sponsored consultative meeting on Somalia’s Roadmap to Stability has concluded in Garowe town, the capital of the semi autonomous state of Puntland, 1,000 kilometres northeast of Mogadishu. One of the thorny issues at the meeting was good governance, which included parliamentary reform before end of the shelf-life of the current government by […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xafiiska Samafalka Madaxtooyada oo laamo ka furtay Gobolada dalka

Hargeysa Dec 26,2011(qurbejoog.com)-Xafiiska Madaxtooyada Somaliland ayaa maanta shaacisay masuuliyiin la sheegay in ay ka hawlgalayaan gobolada dalka. Sidaana waxa lagu sheegay war saxaafadeed maanta la shaaciyay oo ka soo baxay xafiiska Samafalka madaxtooyada Somaliland oo sidan u qoraa;- “Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada JSL , waxa uu maanta soo saaray Magacaabida Masuuliyiin u Meteli doona Gobolada dalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gollaha Wasiirada DFKMG ah ee Soomaaliya oo maanta yeeshay shir aan caadi aheyn

Muqdisho Dec 26,2011(qurbejoog.com)-Shir aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Mohamed Mohamud Haji Ibrahim  ayaa looga hadlay Bilad Sharafta Qaramada Midoobay ay bixiso oo loo yaqaan United Nations Population Award.   Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ayaa golaha Wasiirada u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada dalka Japan oo ku boorinaysaa China in ay xaalada Kuuriya wax ka qabato

Tokiyo Dec 26,2011(qurbejoog.com)-  Dowladda Japan ayaa ku boorinaysa China in ay door muhiim ah ka qaadato qorshe dalka Kuuriyada Waqooyi looga bad baadinayo in uu lugaha lago Rabshado dhaca ka dib Geerida Madaxweynihii hore ee dalkaasi Kim Jong-il.   Raisul Wasaraha dalka Japan Yoshihiko Noda ayaa u sheegay Madaxweynaha China Hu Jintao in loo baahanyahay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Rabshadahii dalka Syria oo sii xoogaysanaya,xili kormeerayaashii Jaamacada Carabtu halkaa gaadheen

Homs Dec 26,2011(qurbejoog.com)- Rabshadaha ka soconaya dalka Syria ayaa  sii kordhaya xilli dalkaasi lagu wado inay gaaraan Kormeerayaal ka socda Jamacadda Carabta.   Dhaq dhaqaaqayaasha ku sugan dalka Syria ayaa sheegaya in ugu yaraan 19-qof ay ku geeriyooeen rabshadihii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalkaasi, iyagooa xusay in 18-ka mid aha dadka geeriyooday ay ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al Shabaab oo bilaabay in raashin ay ku badashaan Caruurta si ay u dagaalamaan

Afgooye Dec 26,2011(qurbejoog.com)- Ururka Al Shabaab ayaa la sheegay inay bilaabeen inay dagaal galiyaan Caruurta yar yar ee ku sugan gobolada ay ka taliyaan ee Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.   Qaar ka mid ah Waalidiinta dhalay Caruurtaasi ayaa waxa ay sheegeen in maalin waliba guryaha ay ugu soo galaan Ciidamo ka tirsan Al Shabaab oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »