Home » 9:29 pm Entries posted on “December, 2011”

Somali MP protests against navy theft of Somali fishing boat equipment

KENYA 28 December 2011. “While we fully support the anti-piracy operations of the navies, if they are conducted in accordance with the provisions of the UNSC resolutions and with the specific consent of the Somali Government,” Somali member of parliament Hon. Ashareh stated, “we, however, have not given permission to the foreign navies to transfer […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maanso: Duruufaha Bristol. UK

Bristol Dec 27,2011(qurbejoog.com)-Waxa halkan aanu idiinku soo bandhigeynaa maanta Maanso uu tiriyay abwaan Yusuf Cali Waraabe uuna na soo gaadhsiiyay Siyaasiga Kaysar Cabdlilaahi oo reer UK ah. Mafrishkii Burde haystay Bulaale uu ka gabyaayay ayaan Badhar jaada ka qaatay Rag bidaartru ku taallo oo boqolkaas kor u dhaafay oo badi aan garanaayo oo bishimaha dibnahooda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya: Investigate Bombing of Somali Village

(Nairobi) – The government of Kenya should investigate the death of as many as 11 civilians during a Kenyan air force raid on Hosingow village in Somalia on December 20, 2011, Human Rights Watch said today. Both the Kenyan armed forces and the armed group al-Shabaab should take all feasible precautions to minimize civilian casualties […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Human Rights Watch oo dalbatay baaritaan lagu sameeyo duqeyntii Husungow

Nairobi Dec 27,2011(qurbejoog.com)-Dawlada dalka Kenya ayaa laga codsaday in ay baaritaan ku sameyso duqeyn ciidamadeedu u geysteen degmada Husungow oo ay ku dhinteen dad rayid ahaa. Sidaana waxa qoraal dawlada Kenya ugu guddbiyay heyada u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights watch. Afhyeenka ciidamada Kenya ayaa Mr Chir Chir ayaa qiray in ciidamadoodu geysteen weerarka balse […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Itoobiya oo laba suxuufi oo u dhashay Sweden xabsi dheer ku xukumay

Adis Ababa Dec 27,2011(qurbejoog.com)-Maxkamad ku taal dalka Itoobiya ayaa maanta xabsi 11 sanadood ah ku xukamay laba suxufi oo dalkaa lagu qabtay iyaga oo la socda jabhada ONLF. Kooxa u dooda xuquuqda suxufiyiinta ayaa hore u dhaleeceeyay xadhiga warfidiyeenadan. Xaakim Shemsu Sirgaga ayaa xukunkan adag ku riday labadan suxufi Johan Persson iyo Martin Schibbye ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ethiopian court sentences 2 Swedish journalists to 11 years in prison on terror conviction

ADDIS ABABA, Ethiopia — A court in Ethiopia on Tuesday sentenced two Swedish journalists to 11 years in prison on charges of supporting terrorism after the two illegally entered the country with an ethnic Somali rebel group in a case that has been criticized by media rights groups. Judge Shemsu Sirgaga ruled that the two […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qarax Bossaaso ka dhacay iyo raiisul wasaare Gaas oo halkaa ku wejahan

Bossaso Dec 27,2011(qurbejoog.com)-Qarax maanta Bossaso ka dhacay ayaa waxa ku geeriyooday ilaa sadex ka mid ah ciidanka Booliska degmada oo hawlo miino baar ah halkaa ka waday dhawr maalmoodba. Ciidamada ayaa shalay badhtamaha magaalada ka soo saaray dhawr miino oo halkaa lagu aasay dhawaan. Qaraxyada dabadood ayaa la arkayay ciidamada Booliska Boossaso oo baaraya daka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gollaha Xukuumada Somaliland oo ku kala qeybsamay iscasilaada wasiirka Maaliyada

Hargeysa Dec 27,2011(qurbejoog.com)-Waxa dhawaan khilaaf ka dhex aloosmay xukuumada Somaliland ka dib kolkii ay isqabteen wasiirada Maaliyada iyo ka macdanta iyo biyaha ee Somaliland. Khilaafkan ayaa sababay in wasiirka Maaliyad Md Maxamed Xaashi qoraal iscasilaada u gudbiyo madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo oo kolkii hore aqbalay iscasilaada. Xubno fara badan oo iyagu ka tirsan gollaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shuruucda Mareykanka oo caqabad ku noqoday $100 million oo Soomaaliya loo diri jiray

Minneapolis Dec 27,2011(qurbejoog)-Shuurcada Mareykanka oo la adkeeyay ayaa sababay in Baanka qura ee la macaamili jiray xawaaladaha Soomaalida in uu shaaciyo in uu joojiyay dirida lacagaha xawaaladaha Soomaalida ee Mareykanka. Frankling Bank ayaa todobadkan ku dhawaaqay xanibaada macaamiladii uu la lahaa xawaaladaha Soomalida ee Mareykanka,ka dib kolkii la adkeeyay xeerarka ladagaalanka argegixisada khaasatan dhanka lacagaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Burcad-badeeda Soomaalida oo sanadkan soo gashay lacag gaadheysa 1 billion

Nairobi Dec 27,2011(qurbejoog.com)-Burcad-badeeda Soomaalida ayaa sanadkan qaaday 219 weerar oo ay ku bartilmaansadeen Maraakiib isugu jira kuwo ganacsi iyo qaar damaashaad. Sida laga soo xigtay madaxa heada badmareenada Kenya Nancy Karigithu oo hadal ka jeedineysay siminaar loo qabtay garsooreyaal Kenyan ah. Burcad-badeeda Soomaalida ayaa gacanta ku dhigay ugu yaraan 49 markab isla markaana qafaashay dad tiradooda lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »