Home » 6:35 pm
Entries posted on “December, 2011”
MOGADISHU, Somalia, Dec. 28 (UPI) — Somali women, in a county devastated by the al-Shabaab insurgency and famine, face an epidemic of sexual violence, aid workers say. Radhika Coomaraswamy, a special representative for the United Nations, said famine has forced many Somalis to leave their homes. Many women have lost the protection of family and […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa (DHH/qurbejoog.com)- Dawladda Hoose ee caasimadda Hargeysa, ayaa markii ugu horreysay la wareegtay Lo’ fool xumo weyn ku haysay bilicda magaalada, iyada oo hore dhawr jeer u digtay dadka caasimadda ku dhaqda xoolaha, waxaanay ciidammada Asluubta maanta ku wareejisay sagaal neef oo Lo’ ah. Maayir-ku-xigeenka Hargeysa Mr. Maxamed Cabdillaahi Uur-cadde iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bosaaso, December 28, 2011(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta booqasho ku tegay qeybo ka mid ah magaalada Bosaaso, isaga oo ugu horeyn soo kormeeray Dekedda magaalada Bosaaso oo ay ka socotay howlo baaxad leh, Isbitaalka Bender Qasim, Garoonka Diyaaraddaha iyo weliba xarun lagu tababaro ciidamada oo ku taala duleedka magaalada. Ra’iisul […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay eedo uu sheegay in uu kula dul dhacay wasiirka maaliyada oo ku eedeeyay in uu lunsaday aduun wasaaradaasi ay ka soo xareysay heshiis shidaal. Wasiika Macdanta iyo Biyha Somaliland Md. Xuseen Cabdi Ducaale oo maanta shir jaraaid Hargeysa ku qabtay ayaa hadaladiisii waxa ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Ciidamada dalka Jabuuti ee Muqdisho gaadhay todobaadkii hore ayaa maanta sameeyay hawlagaladoodii u horeeyay iyaga oo kaashsnaya ciidamada dalka Burundi. Ciidamadan ayaa xero ay ku jireen dad barakacayaal ah ka saaray si ay iyagu xarun uga dhigtaan. Xeradan oo ku taal xaafada Hodan ayaa hore u aheyd xarun lagu xanaaneeyo agoonta Soomaalida. Qoysaska […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bejing Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Guddomiyaha xisbiga Kulmiye iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa laba todobaadba booqanaya dalka Shiinaha,warbixin qoraal ah oo ka soo baxay Kulmiye oo safarkaa looga hadlay ayaa u qoraa sidan;“26-Dec-2011- Wefti ka socda Xisbiga tallada Somaliland haya ee KULMIYE oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi oo labadii toddobaad ee ugu dambeeyey Safar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Xilbaan Cawad Xasharo oo ah madaxa guddida warfaafinta ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta baaq u diray Jamhuuriyada Jabuuti oo uu sheegay in ay qaadatay ay Soomaaliya leedahay. Xildhibaanka ayaa sheegay in ay taageerayaan hawgalada ciidamada ilaalada ka haya badaha Soomaalida,balse ay doonayaan hantida Soomaalida laga shakiyo ee la qabto in Soomaalida loo soo celiyo. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhadhaab Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Dawlada dalka Iiran ayaa dhawaan gargaar ay ugu talo gashay Soomaalida dalkooda uga yaacday abaaraha iyo macluusha gaadhsiisay xeryaha qaxootiga ee Kenya. Dawlada Iiran ayaa Soomaalida gaadhsiiyay deeq isugu jirta Busteyaal iyo Tedhooyin gaadhsiiyay Soomaalida qaxootiga ku ah Kenya. Qm ayaa dhawaan shaacisay in aanay suurto gal aheyn in tirakob dhab ah lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dimishiq Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Kormeerayaashi Jaamacada Carabta ayaa shalay soo indho indheeyay xaalada goobaha ay ku dagaalamayaan dadka kacdoonka wada iyo ciidamada dawlada. Ciidamada dawlada ayaa gawaadhida gaashaaman ka saaray gudaha magaaloyinka dhiiga badani ku daatay ee Homs iyo Xama. Dadka ku nool magaalada Homs ayaa kormeereyaasha weydiinayay “meeday dunidii,gudaha ugala magaalada si aad u aragtaan meydadka”. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mumbai: Suspected Somali pirates on Tuesday hijacked an Italian cargo vessel with 18 crew, including seven Indian seafarers, off the coast of Oman. The Italy-flagged MT Enrico Ievoli with 15000 mt of caustic soda on board was hijacked at 0403 hours GMT (0933 IST) by the pirates, a statement issued late on Tuesday evening by […]
Posted in Uncategorized | Read More »