Home » 4:25 pm
Entries posted on “December, 2011”
Ibrahim said there are many Somalis in Turkey studying at Turkish high schools and universities who were expected to take jobs at government offices when they return home. Somali education minister has said Turkey’s educational system set an example for Somalia, expressing gratitude for Turkey’s support in education. “If we can implement the educational system […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MINNEAPOLIS (AP) – Somalis plan a demonstration Friday on the day a bank plans to stop allowing money transfers from Minnesota’s Somali community to relatives in the famine-stricken country. The demonstration is planned for around 2 p.m. at Franklin and Chicago in south Minneapolis. Sunrise Community Banks handles the majority of money transfers from Minnesota to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dubai 29, December 2011 (Qurbejoog.com)- Kadib markii dowladda Ethiopi ay xukun dheer ku riday labo wariye oo u dhashay wadanka Sweden oo lagu eedeeyay inay gacan siinayeen Jabhadda ONLF ayaa arrimahaasi waxaa ka hadlay Mas’uul ka tirsan Jabahaddaasi. Madaxa Warfaafinta ee Jabhadda ONLF Xuseen Max’ed Nuur oo ku sugan Magaalada Dubai ayaa waxaa uu sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti Dec 29,2011(qurbejoog.com)-Guudahaan Jabuuti ayaa maalmahan laga dareemayay diyaargaroow baaxad leh oo ay wadaan axsaabta mucaaridka dalka oo kaashanaya shacabka ka niyad jabay habka dalka ay u maamuleyso xukuumada Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle. Waxa si qarsoodi ah loo wadaa abaabulka u diyaargaroowga dibadbax balaadhan oo dalka ka dhaca maalinta berito ah. Xukuumada ayaa dhankeeda wada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mombasa Dec 29,2011(qurbejoog.com)-Ciidamada denbi baarista ee dalaka Britain ayaa gacan siinaya kuwa dalka Kenya oo baaritaan ku wada ruux Shabaab ka tirsan oo dalkooda ay ku dhawaan ku qabteen. Scotland Yard ayaa baaraya ninkan u dhashay Britain oo kolkii la qabanaya ku sugnaa magaalada xeebta ah ee Mombasa. Ruuxan Britishka ah ayaa aqalkiisa loogu tegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Homs Dec 29,2011(qurbejoog.com)-Kooxaha kacdoonka ka wada dalka Syria ayaa maanta dhaleeceeyay haka ay kormeereyaasha nabada ee Jaamacada Carabtu howshooda u guddanayaan. Kormeereyaasha ayaa u daba taagnaa goobaha ay booqanayaan ciidamada dawlada dadkeeda keyneysa ee Bashaar Al Asad. Maanta ayuunbeyna ka baxeen gacanta ciidamada dawlada oo ay booqdeen goobaha maalmihii u danbeeyay ciidamadu ku garaacayeen madaafiicda. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Dec 29,2011(qurbejoog.com)-Wakaalada Biyaha ee dalka Turkiga ayaa shaacisay in ay dalka ka qodi doonto 100 ceel oo laga waraabiyo Soomaalida biyo la’aantu ku heyso guddaha Soomaaliya. Ceelashan biyaha ayaa durba qodidooda laga bilaabay xerada teendhooyinka ah ee Muqdisho ay Turkigu ka dhiseen. Qalab culus oo qoditaanka loo isticmaalayo ayaa dalka la keenay,mashruucan lagu qodayo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington Dec 29,2011(qurbejoog.com)Dawlada Mareykanka ayaa si adag uga jawaabtay hadal dhawaan ka soo yeedhay dawlada Iran oo ku wejahnaa marin biyoodka Hormuz oo dhabe u ah maraakiibta shidaalka ukala daabula dunida dacaladeeda. Marin biyoodkan ayaa waxa mara shidaalka ugu badan ee taga dalalka dunida ee sida weyn ugu tiirsan shidaalka bariga dhexe. Dawlada Iran ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A team from the Scotland Yard has been sent to help Kenyan authorities investigate a terror network after a British national was arrested on allegations that he is an explosives expert for the Somali militant group al-Shabaab. Kenyan police arrested the suspect, who has not been named, in the coastal city of Mombasa, last week. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Many Somalis in Sweden feel dismissed when visiting a doctor in Sweden, according to a new study, which shows that many end up looking abroad for medical treatment as a result. Patient deaths prompt Swedish healthcare audit (29 Oct 11) Swedish researchers explore Somali-autism link (28 Mar 11) Swedish girl crushed to death in hospital […]
Posted in Uncategorized | Read More »