Home » 6:42 am Entries posted on “December, 2011”

Bandow lagu soo rogay Dhagaxleey iyo howlgallo ay ka sameeyeen Ciidamada Kenya

Dhagaxleey Dec 30, 2011(qurbejoog.com)- Ciidamada dowladda Kenya ayaa howlgallo dad lagu soo qab qabtay waxa ay ka sameyeen Xerada Dhagaxleey ee dalka Kenya, iyagoo dhinaca kale Bandow kusoo rogay Xeradaasi. Sida ay xaqiijiyeen dad ku jira Xerada Dhagaxleey ee dalka Kenya, Ciidamada dowladda Kenya ayaa halkaasi waxa ay ka sameyeen howlgallo ballaaran oo lagu xaqiijinayay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada dowladda iyo Al Shabaab oo ku dagalamaay Jubbooyinka

Taabto Dec 30,2011(qurbejoog.com) Dagaalkaani oo la isku adeegsaday hub kala gadisan ayaa Ciidamada dowladda KMG iyo Al Shabaab waxaa uu ku dhexmaray deegaano hoostaga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose. 3-ruux ayaa la sheegay inay ku geeriyootay tiro intaasi ka badanna way ku dhaawacmeen kuwaasi oo ahaa dhinacyadii dagaalamay, waxaana rasaasta iyo Madaafiicda ay isku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Indonesia oo cambaareysay dilkii shaqaalaha MSF loogu gaystay Muqdisho

Nairobi Dec 30, 2011(qurbejoog.com)- Dowladda Indonesia ayaa ka hadashay dilkii mid ka mid ah Muwaadiniinteeda loogu gaystay Magaalada Muqdisho. Iyadoo shalay Sarkaal Soomaali ah oo ka tirsanaa Hay’adda MSF Belgium ee Magaalada Muqdisho uu ku toogtay labo shaqaalo uu cadaan ah islamarkaana u howgalayay Hay’addaasi ayaa arrimahaasi waxaa cambaareeyay oo ka hadlay dowladda Indonesia. Wasiirka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururada la furay oo muujiyay in culimadu aqbashay qadiyada Somaliland

Hargeysa Dec 30,2011(qurbejoog.com)-Intii ka danbeysay ku dhawaaqida ururada siyaasiga ah ee Somaliland waxa soo baxay sawiro ay ka mid ahaayeen sida culimada Somaliland haatan ugu qanacsan yihiin qadiyada gooni isu taaga Soomaalind. Taa waxa laga dheehan karaa sida muga leh ee ay uga qeybqaateen ku dhawaaqida ururo diini ah oo siyaada ka qeybqaata oo dalku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qoxooti Soomaali ah oo in ay Holland sii joogaan loo ogolaaday

Ter Apel Dec 30,2011(qurbejoog.com)-Tiro Soomaali ah oo dhawaan ay aheyd in dalkoodii hooyo dib loogu celiyo ka dib kolkeey ku guuldareyteen in la aqbalo sheegashadooda Qaxootinimo ee dalka Holland ayaa maanta laga ogolaaday in ay dib u soo guddbiyaan dalab cusub. Soomaalida oo teendhooyin ka hor sameysatay xarun qaxootiga lagu hayo  oo ku taal Ter Apel ayaa laga ogolaaday maanta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mareykanka oo ka jawaabay eed la xidhiidha cudurka Cancerka oo faro baas ku haya madaxda reer Latin America

Washington Dec 30.2011(qurbejoog.com)Hogaamiyaha dalka Venezuala Hugo Chaves ayaa si duur xula ugu eedeeyay dawlada Mareykanka in ay dhici karto in ay lug ku leedahay madaxda dalalka Latin Amerca oo Cancer faro baas ku hayo. Afhayeen u hadashay Mareykanka ayaa jawaab ay ka bixisay haladalka Hugo Chaves waxba kama jiraan ku tilmaantay. “Hadalka Chaves waa mid laga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Syria oo dishay dibedbaxayaal faro badan iyo kormeereyasha Carabta oo daawanaya

Dimishiq Dec 30,2011(qurbejoog.com)Ciidamada amaanka ee dalka Syria ayaa sii wada leynta dibedbaxayaasha ku kacsan dawlada dalkaasi xili halkaasi ay ku sugan yihiin sadex maalmood kormeereyaal ka socda Jaamacada Carabta. Guud ahaan waxa shalay oo qudha lagu dilay ilaa 160 ruux oo kacdoon ka waday magaalooyin kala duwan oo dalkasi ku yaal. Dimishiq oo uu ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mareykanka oo saaka laga waayay Xawaalad

Minneapolis Dec 30,2011(qurbejoog.com)-Baankii u danbeeyay ee Xawaaladaha Soomaalida ka qaban jiray lacagaha ay Soomaaliya u dirayaan ayaa shalay gebi ahaanba joojiyay macaamilkii ay Somalida la laahyeen. Soomaalida oo Xawaaladaha Mareykanka eheladooda sanad walaba u marin jiray masaariif lagu qiyaasay ilaa 100 million oo dollar ayaan iminka heysan goob ay sanadkan u mariyaan eheladooda lacagahaasi. Franklin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Raiisul Wasaaraha oo maanta booqday Maxjaro ku yaala Bosaaso iyo Jaamacadda Bariga Afrika

Bosaaso Dec 29, 2011(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdigii ballaarnaa ee uu hogaaminayay muddooyinkii ugu dambeeyeyna booqasho ku marayay qeybo ka tirsan degaanada Puntland ayaa waxaa maanta uu kormeeray Jaamacada magaalada Bosaaso iyo weliba Maxjaro ku yaala duleedka magaalada. Ra’iisul Wasaaraha oo ay wehlinayaan labadiisa kuxigeen, xildhibaano iyo madaxweynaha Puntland Mudane […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Protesting Somali asylum seekers are told to move their tents

A group of protesting Somali asylum seekers will not be forcibly removed from their impromptu camp in front of a refugee centre in Ter Appel, despite missing the deadline to move, local mayor Leontien Kompier said on Thursday afternoon. The tents were put up outside the centre on December 26. The group of some 45 […]

Posted in Uncategorized | Read More »