Home » 10:23 pm
Entries posted on “December, 2011”
Garowe, Dec. 23.2011(qurbejoog.com-Waxaa caawa magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ka dhacday xaflad casho sharaf aheyd oo loo sameeyey madaxdii iyo mas’uuliyiintii u timid si ay uga qeybgalaan shirka Wadatashiga ee Dastuurka dalka kuwaasoo ay ugu horeeyeen madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane Shariif Sh. Axmed, Afhayeenka Baarlamaanka Mudane Shariif Xasan, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Amanda Lindhout admits she had to swallow her fears when she landed back on Somali soil this past summer. “There was a lot of memories that came back,” said Lindhout, recalling the moment on CTV’s Canada AM. “There was a sense of fear and panic. But I knew that I was doing the right thing.” […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The following is the SomaliLabour Party’s First Press Release to the Somali public and to all Labour Party members in Somalia and at the Diaspora. It will be marked and recorded into the Party memorandum collections as well as the history of the SomaliLabour Party. Content of the Press Release: SLP-PR/1-0001/23/12.2011 Ladies and Gentlemen: This […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A bank thought to be the last in this country to handle money wire transfers to Somalia will stop doing so on Dec. 30. That concerns some who fear it could create another wave of refugees as Somalis, reeling from war, famine and poverty, will be forced to move or become more willing to join […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minneapolis Dec 22,2011(qurbejoog.com)-Baankii u danbeeyay ee lacagaha xawwaladuhu qabtaan diri jiray ayaa maanta shaaciyay in uu adegaa joojin doono bishan 30keeda. Franklin Bank ah Baanka qurdha ee Xawaaladaha lacagaha ka qaban jiray oo xaruntiisuna tahay Minneapolis ayaa mudaba laga codsanayay in aanu adeegan joojin. In ka badan 100 million oo dollar ayaa Mareykanka ka tagata […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Dec 22,2011(qurbejoog.com) Kulankaani oo ay maanta Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanada barlamanka ee kasoo horjeeda Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxa ay lagu magcaabay guddiga soo diyaarinaya doorashada guddoonka cusub ee barlamanka Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa waxa ay shegeen in maadaama ay xilkii ka qaadeen guddoomiyihii barlamanka Shariif Xasan Sheekh […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Moscow Dec 22,2011(qurbejoog.com)-Madaxweynaha dowladda Ruushka Dmitry Medvedev ayaa sheegay in dowladdiisu aysan ogolaandoonin diiragalinta wax uu ugu yeeray Xagjirayaasha ka shaqeynaya in ay carqaladeeyaan Xasiloonida dalka kuwaasi oo ku mar marsiyoonaya dhigista dibad baxyo ka dhan ah guushii uu Xisbiga Ruushka Midoobay ay ka gaareen Doorashooyinkii Barlamaniga ahaa ee dalkaasi ka dhacay. Medvedev ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adis Ababa Dec 22,2011(qurbejoog.com)-Maxkamad ku taal dalka Itoobiya ayaa shalay laba suxuufi oo u dhashay dalka Sweden ku heshay denbi la xidhiidha argegixisonimo ka dib kolkii ay dalkaa sharci daro ku galeen. Labada Suxuufi ayaa dhici karta in denbigaa ay ku kasbadaan xadhig 15 sanadooda. Suxuufiyiintan reer Sweden ayaa kolkii la qabanayay la socdey xubno […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Paris Dec 22,2011(qurbejoog.com)-Madaxweyneyaasha Dalalka Faransiiska iyo Jabuuti Nicolas Sarkozy ayaa shalay gelinkii danbe kala sexeexday heshiis iskaashi ciidan ah,sida lagu sheegay war laga soo saaray madaxtooyada Faransiiska. Heshiiska ayaa bedeli doona mid Jabuuti Faransiiska la gashay kolkay xoriyada ka qaadatay Faransiiska 10977kii. Heshiiskani waxa uu siinayaa Fransiiska xero militery ka ugu weyn ee ay dunida ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa Dec 22,2011(qurbejoog.com)Sheekh Saciid Cali axmed oo ah sheekhul beledka magaalada Ottawa ee dalkan Canada ayaa nooga waramay sida uu u rkao ku dhawaaqida urur diimeedka Xisbullahi iyo xadhiga asaasihii ururkaasi Sheekh Maxamed Cabdilaahi Geelle. Sheekh Saciid waxa kale oo uu eegaya oo uu ka jawaabayaa in nidaamka Dimuqraadiyada iyo Islamka la is waafejin karo? […]
Posted in Uncategorized | Read More »