Home » 7:28 pm
Entries posted on “December, 2011”
The Portland Division of the FBI has awarded Musse Olol, the chairman and spokesman for the Somali American Council of Oregon, its FBI Director’s Community Leadership Award. The award was made to recognize Olol’s many years of community service. The mission of the Portland-based SACOO is to empower the Somali community by enhancing relationships between […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Paris Dec 23,2011(qurbejoog.com)-Dawlada dalka Talyaaniga ayaa manata safiirkeedii joogay Faransiiska dib ugu yeedhay ka dib kolkii ay tiro xildhibaano ka tirsan baarlamaankaasi ay xeer ka soo saareen dhacdo Turkiga ka dhacaday mudo fog. Baarlamaanka Faransiiska ayaa dad asal ahaan ka soo jeeda dalka Arminia oo ku noolaa dalka Turkiga in xasuuq loo geystay. Reysul wasaaraha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Cleared of piracy after French troops snatched him from African waters three years ago, Somali fisherman Abdulahi Ahmed Guelleh now faces possibly his toughest experience yet: life alone in Paris. A French court on November 30 jailed five of his compatriots for between four and eight years for taking a French couple hostage on their […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Paris Dec 23,2011(qurbejoog.com)-Nin Soomaali ah oo kaluumeyste ahaa oo ciidamada Faransiisku ka soo qabteen baddaha Soomaaliya ayaa maxkamadu ku weydey in uu xidhiidh la leeyahay Burcad-badeednimo. Ninkan oo magaciisa la yidhaahdo Cabdilahi Axmed Geele oo 36 jir aj ayay maxkamadi bishNovember goaamisay in aanu aheyn Burcad-badeed. Ninkan oo rag dhawr ahaa ay soo qabteen ciidamada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI, Kenya (AP) — A Somali town elder says three aid workers have been killed in central Somalia. Mataban town elder Mohamud Sheik Abdi says the three Somalis were shot and killed Friday morning as they returned from a camp for displaced families. A Nairobi-based security official says two of the aid workers were working […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Matabaan Dec 23,2011(qurbejoog.com)-Waxa maanta gelinkii hore lagu dilay degmeda Matabaan sadex ruux oo u shqeynayay heyadaha gargaarka biniadaamnimo ka wada Soomaaliya. Sadexdan ruux ayaa lagu toogtay goob barekacayaali ay ka sameysteen xero qaxooti oo markaana lagu quudiyo. Sadexdan ruux ee maanta la toogtay laba ka mid ahi waxa ay u shaqeynayeen Barnaamijka Cunada Aduunka ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New York Dec 23,2011(qurbejoog.com)- Guddoomiyaha ururka Candlelight marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa dhawaan Maraykanka lagu guddoonsiiyay abaalmarin ay ku muteysatay hawlo baaxad leh oo ay ka qabatay Candle light iyo hanaanka doorashooyinka Somaliland. Shukri Xaaji Baandare oo khadka Telefoonka ugu warantay shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, waxay faahfaahin ka bixisay waxqabadka ay ku muteysatay Abaalmarintaas. Wareysiga oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
After a series of attacks, aid operations for Dadaab refugees were suspended. Reports of injuries during a security crackdown were reported by the IRIN. Hundreds of thousands of Somalis have fled to Kenya, including malnourished children. With warnings of possible attacks by Somalia-based al-Shabab rebels over the Christmas season, authorities in East Africa have stepped […]
Posted in Uncategorized | Read More »
EdmontonDec 23,2011(qurbejoog.com)-Amanda Lindhout oo ah Gabadh suxuufiyad ah oo u dhalatay dalkan Canada oo mudo sanad iyo badh ah lagu heystay Soomaaliya ayaa dib u booqatay Soomaaliya. Amanda oo xagaagii ina dhaafay gaadhay Soomaaliya ayaa sheegtay in ay halkaa dib ugu noqoto in ay ku aheyd naxdin weyn balse ay dareensaneyd in ay wax sax ah sameyneyso. “kolkaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minneapolis Dec 23,2011(qurbejoog.com)-Waxaa dhowaan soo gabagaboogay tababar mudo siddeed todaab u socday da’yarta Soomaaliyeed ee degan labadda magaalo ee mataanaha ah (Minneapolis/St.Paul) iyo nawaaxigeeda. Tababarkan ayaa waxaa qabtay waaxda Booliiska ee magaallada Minneapolis. Wuxuu ahaa sannadkii labaad ee booliiska Minneapolis ay qabtaan tababarkan. Haddaba tababarka loo sameeyay dhallinyaradda da’da yar ee Soomaaliyeed ayaa waxaa sannadkan […]
Posted in Uncategorized | Read More »