|

2 Kun oo Dollar oo Lagu Caawiyey 10 Qoys oo Danyar ah oo Berbera ku nool DAAWO

Berbera 15. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Sidoo Kale Xubnaha Ururka Tabarucaadka iyo u Gar gaarida dadka Jilicsan ayaa lacag dhan Laba Kun oo Dollar ugu deeqay ilaa Toban Qoys oo ka mid ah dadka danyarta ah ee Ku dhaqan Magaaladda Berbera.

Comments are closed