Wasiirka Beeraha Somaliland oo Kulan La Qaatay Saraakiil ka Tirsan Dawlada Norway DAAWO
Oslo 25.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka beeraha Somaliland Dr Maxamed Aw Daahir Ibrahin oo Socdaal Shaqo Mudooyinkii u danbeeyay ku Jooga Wadanka Norway ayaa Waxa uu Halkaasi Kulamo kula qaatay Madax iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Golayaasha Dawlada ee Norway.
Wasiir Maxamed Aw Daahir ayaa Waxa uu Shir la yeeshay Magaalo Madada Gobolka Hedmark ee Magaalada Tynset .