Hargeisa 1/july2014(SDN/QJ) Wakaalada wararka Maraykanka ee Associated Press oo 82-jirkan waraysi la yeelatay ayaa sheegay in isaga xusuus wayn ay u ahayd ciyartii dalkiisa iyo xulka qaranka Colombia dhex martay todobaadkii hore.
Sao Polo,:- Suxufi rug cadaa ah oo u dhashay dalka Jaban ayaa markii 12aad ka qayb galaya koobka aduunka ee Brazil 2014-ka, isagoo 82-jir ah. Sokichiro Ushiki ayaa markii ugu horaysay mucalaqa ciyaaraha koobka aduunka baahiya dalkiisa u noqday sanadkii 1970-kii, wakhtigaas oo lagu Qabtay dalka Mexico.
Wakaalada wararka Maraykanka ee Associated Press oo 82-jirkan waraysi la yeelatay ayaa sheegay in isaga xusuus wayn ay u ahayd ciyartii dalkiisa iyo xulka qaranka Colombia dhex martay todobaadkii hore.
Sokichiro Ushiki, waxa uu xasuusan yahay is badalo lagu sameeyay ciyaaraha aduunka, waxa kale oo uu in badan garanayaa sidii ay isugu hagaageen, kooxo ka kala socday waddamada dunida, sidii ay u kala badiyeen iyo dhacdooyin tiro badan oo uu goo
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed Aadan Qurbo joog
Concat.somalidiaporanews.com